Friday, May 17, 2024

Ruushka & Taliban oo qarka u saaran iney galaan heshiis ka careysiinaya Mareykanka

Maamulka Taliban ayaa ku guda jira wadahadaladii ugu dambeeyay ee magaalada Moscow ee ku saabsanaa qodobbada qandaraaska ay Afganistan ​​ku iibsanayaan shidaalka Ruushka, sida...

Maxaa ka jira in kansar laga qaado Biyaha caagadaha laga cabbo? (Cilmi baaris)

Doodo waxaa jira mar kasta la soo jeediyo oo ku saabsan in bacaha ama caagadaha lagu xiro cuntooyinka ay halis ku yihiin caafimaadka. Caagadaha biyaha...

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyey degmooyin cusub (Sawirro)

Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii Caadiga ahay, waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Maxamed Nuur Gacal oo ay wehliso Gudoomiyaha Ku xigeenka...

Muxuu Madaxweyne Xassan Shiikh kala hadlay Isimada beelaha Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid...

Xassan Shiikh & dhigiisa dooran ee Kenya oo khadka telefanka ku wada hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa...

(Sawirro) Maraakiibta dagaalka Mareykanka oo gaaray biyaha Taiwan & Shiinaha oo..

Sida lagu shaaciyay war ka soo baxay ciidamada badda Mareykanka Maraakiib kuwa dagaalka oo laga leeyahay dalkaas ayaa maraya marin biyoodka Taiwan. Dowladda Shiinaha oo...

Turkiga oo jawaab caro leh ka bixiyey hadal ka soo yeeray Madaxweynaha France

Dowlada Turkiga ayaa cambaareeysay waxa uu ku tilmaamay hadallada aan la aqbali karin ee Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ka sheegay Aljeeriya. Macron ayaa dhallinyarada...

Raisul Wasaare Xamse iyo wafdigiisa oo gaaray magaalada Tunis (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia. Ra’iisul Wasaaraha...

Sacuudiga oo xabsi dheer ku xukumay imaamkii hore ee Xaramka Maka

Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa 10 sano oo xarig ah ku xukuntay Imaamkii hore ee Masjidka xaramka ee magaalada Makka Sheekh Saalax Al-Daalib. Maxkamadda Racfaanka...

Madaxweyne Droupadi Murmu oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay safiirka Somalia

Safiirka Somalia u magacaabatay dalka India Dr. Ahmed Ali Dahir ayaa maanta laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo. Madaxweynaha dalka Hindiya Marwo Droupadi Murmu ayaa danjire...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs