Maxaa ka ka soo baxay shirkii golaha wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawirro)

Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Xasan Shiikh oo qaabilay Martin Griffiths & xubno la socday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani'aadamnimada...

DEG DEG: Madaafiic ku habsatay xaafado ku dhow Villa Somalia & Khasaare ka dhashay

Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa waaberigii saaka si wayn u hareeyay agagaarka xarunta madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho. Hoobiyayaasha oo tiradooda lagu sheegay saddex ayaa jugtooda...

Prof. Saciid Ciise: “Madaxda dowlad goboleedyadu dan kama leh midnimada dalka”

Waxaa jira maamul goboleedyo doonaya iney xukumaan madaxtooyada dowladda dhexe oo nidaamka federaalka u haysta hub ay uga madaxbanaan yihiin awooda madaxda sare ee...

Oday ka tirsanaa Shaqaalaha heyadaha DF oo caawa lagu dilay Muqdisho

Nin ka mid ahaa shaqaalaha ka howlgalada heyadaha dowlada Somalia ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Xaaji Xassan Wiish oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaarada Duulista...

Senator Gaagaab “Xassan Shiikh xilalkii ugu muhiimsanaa wuxuu ku tixay beeshiisa”

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhex taagan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Puntland...

DEG DEG: Xassan Shiikh oo magacaabay Ergay cusub & la taliyaha Arrimaha Shidaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka...

FBI-da Mareykanka oo ku daba jirta Dokumentiyo sir ah oo uu ka qariyey Trump

Sida ay sheegeen saraakiisha waaxda cadaaladda Mareykanka Madaxwaynihii hore Donald Trump, ayaa lagu tuhmay inuu qariyey dukumentiyo, intii lagu jiray baaritaan ay hey’adda FBI-da...

(Sawirro) Dhambaal laga siday Madaxweyne Xassan Shiikh oo la gaarsiiyey Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta dhambaal uu ka sidey...

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DF oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Cabdi Ibraahim Ciid oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Baanbeyda Soomaaliyeed. Goobjoogeyaal ayaa xaqiijiyay in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs