Friday, May 17, 2024

Hogaamiye dalkiisa soo xukumayey 43 sano oo mar kale xilkaas u tartamaya

Madaxweynaha dalka ku yaalla galbeedka Afrika ee Equatorial Guinea, Teodoro Obiang ayaa mar kale xilka u tartamaya doorashada la qabanayo bisha November, sida uu...

Aqoon isweydaarsi looga hadlay ka hortaga Gudniinka gabdhaha oo Muqdisho lagu qabtay

Heyadda Ifrah Foundation ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon isweydaarsi looga hadlayey sare u qaadida wacyiga bulshada ee ku aadan ka hortagga Gudniinka gabdhaha...

Dayuuradaha Mareykanka oo duqeyn ka geystay degaan ka tirsan Galgaduud

Dayuurado dagaal ayaa xalay ka geystay degaanno u dhaxeeya degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur ee bariga gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Putin oo ku hanjabay inuu isticmaalayo hubka Nuclearka iyo Biden oo u jawaabay

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay duullaanka Madaxweyne Vladimir Putin ee dalka Ukraine, iyada oo hoggaamiyaha dalka Ruushku...

Maxaa kala qabsaday Christiane Amanpour oo ka tirsan CNN iyo Madaxweynaha Iran? (Sawirro)

Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa diiday daqiiqadii u dambeysay wareysi dheer oo sida la qorsheeyay ay la yeelan laheyd weriyaha telefishinka CNN ee dalka...

(Akhriso) Nuxurka Khudbadii Xassan Shiikh ka jeediyey Golaha Guud ee QM+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee...

Xaalad adag oo ka taagan degaanada dagaaladu ka jiraan ee Gobolka Hiiraan

Shacabka ku dhaqan degaanada hoos taga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan iyo degaano kale ayaa laga soo warinayaa xaalad nololeed tii ugu adkeyd abid...

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh ka jeediyey fadhiga Q/Midoobey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey isagoo ka hadlay dhinacyo badan...

Duqa Muqdisho: “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doono”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaata Amarada Al-shabaab iyo dadka u raadsada Garsoorka. Madaale...

Taliye Odowaa oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay duledka Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii dambe ee maanta nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud ku dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahano...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs