Saturday, May 18, 2024

Yuusuf Dabageed oo shaaciyey talaabo culus oo ay qaadayaan Maalmaha soo socda

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta gudoomiyay shirka amniga Gobolka Hiiraan oo maanta ka dhacay Degmada Maxaas. Shirkan oo ay...

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamanka Dowlad degaanka Soomaalida oo Jigjiga lagu dilay

Xildhibaan Juweriya Subcis oo ka tirsan Baarlamaanka dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku geeriyootay rasaas uu furay Askari ka tirsan Ciidanka Federaalka Itoobiya Askarigan ayaa ka...

(Sawirro) RW Xamse oo kulan xasaasi ah la qaatay saraakiisha Ciidanka Booliska DF

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha...

Qorax Madoobaad beri laga arki doono meelo ka mid ah caalamka iyo Somalia oo..

Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maalinta beri oo ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo caawa sagootiyey danjire Moh’ed Ahmed Al-Cuthmani (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa caawa casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Muxuu yahay qorshaha DF ugu talo gashay degaanada cusub ee gacanteeda soo galay?

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa guddoomiyay shirkii saddexaad ee Guddiga Hagidda Qaran (GHQ) ee...

Xog xasaasi ah oo lagala baxay Kombiyuutarada laga Maamulo Nuclearka dalka..

Computerada laga maamulo xarumaha horumarinta Nukliyeerka ee dalka Iran ayaa waxaa jabsatay Koox aan la aqoonsan oo isku magacawday Black Reward iyagoo sheegtay inay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs