Mustafe Cagjar oo war ka soo saaray dilkii Xildhibaan Juweria Subcis & dhaawaca dad...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweria Subcis oo ka tirsanayd Golaha...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo la kulmay Dr. Peter Mathuki & wafdi la socday (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay...

Yuusuf Dabageed oo shaaciyey talaabo culus oo ay qaadayaan Maalmaha soo socda

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta gudoomiyay shirka amniga Gobolka Hiiraan oo maanta ka dhacay Degmada Maxaas. Shirkan oo ay...

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamanka Dowlad degaanka Soomaalida oo Jigjiga lagu dilay

Xildhibaan Juweriya Subcis oo ka tirsan Baarlamaanka dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku geeriyootay rasaas uu furay Askari ka tirsan Ciidanka Federaalka Itoobiya Askarigan ayaa ka...

(Sawirro) RW Xamse oo kulan xasaasi ah la qaatay saraakiisha Ciidanka Booliska DF

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha...

Qorax Madoobaad beri laga arki doono meelo ka mid ah caalamka iyo Somalia oo..

Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maalinta beri oo ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo caawa sagootiyey danjire Moh’ed Ahmed Al-Cuthmani (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa caawa casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya, Mudane Maxamed...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs