Friday, April 26, 2024

Erdogan oo Putin ku qanciyey inu ku laabto heshiis uu maalmo ka hor ka...

Madaxywaynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu dib u bilaaban doono Heshiiskii dhoofinta Qamadiga Ukraine ee badda Madow. Erdogan oo wadahadal la yeeshay...

Dabley lagu tuhunsan yahay Al-Shabaab oo Shaqaale Caafimaad ka afduubtay Kenya

Dabley loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaari nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay...

Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo War kulul ka soo saaray qaraxyadii Soobe

Xubnaha Golaha Ammaanku waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii argagixiso ee bahalnimada ahaa ee ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022,...

Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo Siyaasadeed oo xasaasi ah

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa Xamar ka wada kulamo siyaasadeed oo uu taageero ugu doonayo dhamaystirka doorashada qof iyo cod ah oo uu...

Ku-simaha Madaxweynaha oo hal arin ku amaanay Laftagareen iyo Maamulkiisa (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha dalka, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad...

Caqabad soo wajahday Wadahadalka u socda dowlada Itoobiya & Maamulka TPLF

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in faragelin weyn oo shisheeye lagu hayo wadahadalka  socda ee u dhaxeeya dowladdiisa iyo maamulka gobolka colaadu...

Fanaan caan ah oo toogasho lagu dilay, xili uu ku sugnaa goob uu ka...

Fannaanka u dhashay Mareykanka ee caanka ku ah heesaha Raabka, ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay. Dilka fannaankan ayaa ka dhacay magaalada...

Raisul Wasaaraha dalka oo balanqaad ka helay ganacsatada Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay kaallinta kaga...

(Sawirro) Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb galay furitanka Shir-madaxeedka J/Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF & dhigiisa Gen. Yasin Ibrahim? (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Wadanka Suudaan ayaa la kulmay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs