Saturday, May 18, 2024

(Sawirro) Cali Guudlaawe oo warbixin xasaasi ah siiyey safirka Mareykanka ee Somalia

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safirika  Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Magacaabay guddi saaxiibtinimo oo ka kooban 15 Xildhibaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga. Guddigan oo...

(Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigiisa oo caawa gaaray Qaahira

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa caawa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaasi oo...

Ceelkii ugu horeeyey ee shidaal oo laga helay degaan ka tirsan Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa sheegay in Ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga helay Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa intaas...

Mid ka mid ah dalalka Carabta oo cafiyay qeyb ka mid ah deyn uu...

Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan Kala-bar Lacagihii ay ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi hayey AUN...

Qaraxyo caawa lagu weeraray xero ay ku jireen ciidankii lagu soo tababaray Eritrea

Dhowr qarax ayaa caawa laga maqlay nawaaxiga xerada Jen. Gordan oo ku taalla agagaarka Ex-Warshaddii Caanaha, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku...

Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur  ayaa galabta safaarada Mareykanka ee Muqdisho ka gudoomay hub iyo saanad loogu talo galay ciidanka xoogga dalka kuwa...

Cali Jeyte oo ka hor yimid qoraal ka soo baxay Wasarada arimaha gudaha Hirshabelle

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ka hor yimid Qoraal shalay ka soo baxay Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure, taasoo maamul...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray sharciga heyadda NISA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Shirka ayaa...

Israel oo Wasiir ka tirsan Maamulka Falastiin u diiday inuu ku laabto daanta Galbeed

Wasiirka arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa sheegay in Israa’iil ay kala noqotay sharcigii xagga safarka, taasoo qayb ka ah tallaabooyin ciqaab ah oo ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs