Muxuu Wasiir Jaamac kala hadlay saraakiisha ciidanka Turkiga ee Muqdisho jooga? (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay, xerada tababarada ciidamada ee TÜRKSOM ee magaalada Muqdisho, waxaa wasiirka halkaas...

(Sawirro) Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Baydhabo+Ujeedka

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu horkacayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane...

DEG DEG: Puntland oo ku dhawaaqday iney tahay dowlad ka madax banaan DF (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay war-murtiyeed ay ku caddeyneyso inay tahay dowlad gaar ah oo ka madaxbannaan dowladda Federaalka. "Puntland waxay Xaq u leedahay...

(Sawirro) Cali Guudlaawe oo warbixin xasaasi ah siiyey safirka Mareykanka ee Somalia

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safirika  Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Magacaabay guddi saaxiibtinimo oo ka kooban 15 Xildhibaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga. Guddigan oo...

(Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigiisa oo caawa gaaray Qaahira

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa caawa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaasi oo...

Ceelkii ugu horeeyey ee shidaal oo laga helay degaan ka tirsan Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa sheegay in Ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga helay Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa intaas...

Mid ka mid ah dalalka Carabta oo cafiyay qeyb ka mid ah deyn uu...

Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan Kala-bar Lacagihii ay ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi hayey AUN...

Qaraxyo caawa lagu weeraray xero ay ku jireen ciidankii lagu soo tababaray Eritrea

Dhowr qarax ayaa caawa laga maqlay nawaaxiga xerada Jen. Gordan oo ku taalla agagaarka Ex-Warshaddii Caanaha, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku...

Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur  ayaa galabta safaarada Mareykanka ee Muqdisho ka gudoomay hub iyo saanad loogu talo galay ciidanka xoogga dalka kuwa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs