Saturday, May 18, 2024

Madaxweyne William Ruto oo xil cusub u magacaabay Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Congo DR iyo Itoobiya. Ruto ayaa sheegay...

(Sawirro) Sidee C/rashiid Janan loogu soo dhoweeyey degmada Belad-xaawo?

Waxaa maanta Beled Xaawo lagu soo dhaweeyay wasiirkii amniga ee Jubaland Cabdirashiid Janan oo la sheegay inuu heshiis la galay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Mas'uuliyiin...

Xamse iyo Dabageed oo ka wada hadlay xaaladaha ka soo kordhay Hiiraan (Sawirro)

Raisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Kulankan ayaa...

Hey’ad caalami ah oo ka digtay Halis ku soo wajahan qeybo ka mid ah...

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddin roobab xoog leh...

Baarlamanka DF oo ka dooday xeer cusub oo khuseeya Gobolka Banaadir

Kulanka 6-aad kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa looga hadlayay ka doodista...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goor dhoweyd caabuqa...

Kala furfur lagu bilaabay ciidanka PSF iyo Wararkii ugu dambeeyey xaalada Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa bilaabay talaabooyin lagu kala furfurayo ciidanka PSF oo taliskooda uu weli diidan yahay inuu aqbalo xil-qaadista uu ku sameeyey Madaxweyne Deni. Ilo...

Kenya oo ka hadashay dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyaded ee Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa soo dhoweysay talaabada dowlada Somalia ku soo celisay xiriirkii labada dowladood o go'naa muddo dhowr bilood ah. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Kenya...

Kiisaska cudurka COVID-19 ee gudaha Soomaaliya oo mar kale sare u kacay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 363 xaalado cusub oo...

Madaxweynaha Somalia oo la kulmay Thabo Mbeki iyo wafdigii uu horkacayey (Sawirro)

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs