Saturday, May 4, 2024

Faahfaahin: Duqeymo culus oo lagu weerarary saldhigyo ay leedahay Al-Shabaab

Ciidamada difaaca Soomaaliya iyo saaxiibbadooda Caalamka ayaa duqeyn ku burburiyey Baabuur ay Al-shabaab ku soo diyaariyeen qaraxyo ay la damacsanaayeen magaalada Muqdisho sida ay...

Muranka biyo Xireenka ee ka dhex aloosan Masar iyo Itoobiya oo sii xoogeystay

Masar ayaa ayaa isku dayaysa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateri ee ay ku leedahay Afrika, xilli ay sare u sii kacayso muranka...

Maxay ka wada hadleen Qoor-qoor & Deni oo caawa kulan gaar ah yeeshay? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ugu tagay. Faahfaahin rasmi...

Dowlada oo War kasoo saartay Weerarkii Hotel Afrik iyo Khasaaraha ka dhashay

Ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa ku guuleestay in saacado badan kadib ay soo afjaraan weerarkii Al Shabaab...

Aqoonyahano ka soo jeeda Beesha Murusade oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay caawa afur wadareed kulmiyey qaar ka mid ah aqoonyahanada beesha Murusade ee wax ku soo bartay Jaamacadaha dalka Sudan. Siyaasiyiin...

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Mid kamid ah Degmooyinka Muqdisho

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa loogu magacaabay Cabduqaadir Maxamed Carab in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar...

Wararkii ugu dambeeyey ganacsade caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay dil loogu geystay nin ganacsade ah oo caan ka ahaa suuqa degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegay...

Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Magaalada Beladweyne

Qarax ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Somalia lagula eegtay degaanka Ceeljaale ee duleedka Magaalada Beledweyne, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa...

(Sawirro) Madaxweyne Buhari oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Somalia

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow. Munaasabad...

Madaxweyne Biden oo ku dhawaaqay cunoqabatayn cusub oo ka dhan ah Ruushka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Talaadadii ku dhawaaqay mamnuucidda saliidda Ruushka iyo tamarta kale ee laga keeno dalka Ukraine isagoo ka aargoosanaya duullaankii Ukraine. "Waxaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs