Monday, April 29, 2024

Buundo cusub oo laga hirgelinayo Muqdisho & Madaale oo dhagax dhigay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuc Buundo loogu dhisayo waddada 21-ka Oktoobar ee degmada...

Nabadoon Caan ah oo Muqdisho lagu dilay Xili uu Masjid uu kasoo baxay

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa salaadii Duhur kadib masjid kuyaala agagaarka Aargada Degmada Dayniile waxa ay ku dhaawaceen Nabadoon Xasan Fariid oo kamid ah...

(Sawirro) Qalabkii dhismaha ee jidadka Muqdisho ku xira Afgooye & Jowhar oo dalka keenay

Qeybtii ugu horeysay qalab kala duwan oo loogu talo galay dhismaha jidadka Muqdisho ku xira degmooyinka Jowhar iyo Afgooye ayaa laga soo dejiyey dekeda...

Maraykanka oo Al-Shabaab la furaya wadahadal ay garwadeen ka tahay Qatar

Sii-hayaha xilka Wasiirka Difaaca Mareykanka Cristofar Miller ayaa la sheegay in loo xilsaaray inuu bilaabo qorshaha wadaxaajood lala furo kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la...

RW Khayre oo ka qeyb galay Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada (Sawirro)

Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa lagu soo bandhigay barnaamijka dib-u-habaynta...

Bandow caawa lagu soo rogay Baladweyne iyo Koronto la’aan ka taagan

Magaalada Baladweyne ayaa caawa waxaa lagu soo rogay Bandow soconaya muddo 24 saacadood ah ka dib qaraxyadii lagu hoobtay ee maanta ka dhacay. Taliyaha ciidanka...

Laamaha amniga oo faahfaahin ka bixiyey dilkii Boqore iyo rag loo xiray

Taliyaha hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga ay qabteen laba...

Dagaalkii ka socday Sudan oo weji cusub yeeshay, kuna fiday Magaaloyin kale

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Nyala ee xarunta gobolka Darfur dagaallo culus ayaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda Suudaan iyo xoogaga hubeysan ee...

Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo safiirada dalalka Maraykanka & UK? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada...

Booliska DF oo sheegay iney qabteen nin qarax ismiidaamin ah ka fulin rabay Muqdisho

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuu isku qarxiyo dadkii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs