Friday, April 26, 2024

Khayre: “Mararka qaar, Doorashada waxaa ku soo baxa dad qatar geliya dimuqraadiyada”

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowlada Soomaaliya, ahna Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre oo shaley ka hadlay dood uu soo qabanqaabiyay amachadka siyaasadda arrimaha dibadda...

Bandow lagu soo rogay Baladweyne ka dib dagaalo & rabshado ka dhacay

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in Bandow lagu soo Rogay magaalada Beladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii saaka...

Ciidamadii diidanaa muddo kordhinta oo bilaabay iney ka baxaan Muqdisho

Saaka ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu...

Madaale oo sheegay iney sanadkan soo afjarayaan arrin dhibaato ku heysa Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Hirgelinta Biya-Mareenka iyo Nadiifinta Biyaha Qashinka ee...

Saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin bartamaha Somalia oo duqeyn lala beegsaday

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar Madaafiic ah ku qaaday saldhigga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Ciidanka Jabuuti ayaa dhankooda Madaafiic...

Magaalooyinka Muqdisho iyo Ankara oo mar kale la mataaneenayo (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Mudane Dr. Mustafa Tuna ayaa kala saxiixday heshiis dib...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tayaatarka Qaranka oo lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan. Farmaajo oo Munaasabada dhagax dhiga ka...

Dowladda Maraykanka oo si cad u taageertay RW Rooble, hanjabaad culusna soo saartay

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay iney talaabo adag ka qaadeyso cid kasta oo carqalad ku ah geeddi socodka Nabada iyo doorashooyinka Somalia. "Maraykanku wuxuu diyaar u...

Sidee loo xalin karaa khilaafka fogaaday ee ka dhex aloosan Farmaajo iyo Rooble?

Farmaajo, Mursal, iyo Rooble midna si sharciya xilka loogama qaadi karo, maxaa yeelay sharci dastuur xilalka kuma hayaan, waxaana khalad ah ineey qiil ka...

Xildhibaanadii ugu badnaa oo qaadacay dooda wax ka bedelka Dastuurka

Xildhibaano 70 ka badan oo ioo ka kooban labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa qoraal ay wadajir usoo saareen ku qaadacay hannaanka dib u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs