Sunday, May 19, 2024

RW Abiy Ahmed oo gaaray Asmara & Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gaaray xalay magaalada Asmara ee dalka Eritrea halkaasoo si diiran loogu soo dhowweynayo. Abiy ayaa kulan la qaatay xalay...

Booliska DF oo ka warbixiyey falal amni daro oo ka dhacay Muqdisho iyo dhacdooyin...

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta taliska Ciidamada Booliska shir jiraa’id ku qabtay ayaa Warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta xaaladihii ugu dambeeyey ee...

Dagaal culus oo ka qarxay degaan hoos taga degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan

Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka qarxay degaanka Jicibow oo qiyaastii 30km dhanka Waqooyi kaga beegan dagmada Buule burte ee Gobolka...

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Sarkaal lala beegsaday

Qarax xooggan ayaa caawa ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Caanaha oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Warka ayaa intaas ku daraya Qaraxan...

Faahfaahin: Qarax ka dhacay guri lagu diyaarinayey oo Muqdisho ku yaalla (Sawirro)

Qarax xooggan ayaa maanta barqadii ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo si weyn looga maqlay meelo badan oo ka tirsan caasimada. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan...

Kenya oo talaabo yaab leh ka qaaday Xildhibaanad isku sawirtay calanka Somalia

Dowlada Kenya ayaa ilaaladii kala laabatay Canab Guure oo ah Xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalkaas oo laga soo doorto Garissa kadib markii ay isku...

Maxaa baajiyey shirkii wada tashiga ahaa ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?

Shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada  ayaa dib u dhacay Shirkan oo lagu waday inuu maanta...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay isbedel lagu sameeyey hogaanka IGAD (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo dhaweeyey qorshaha dib...

Somaliland oo caawa xabsiga dhigtay Wasiir ka soo horjeestay heshiiska Badda

Ciidanka Somaliland ayaa caawa magaalada Hargeysa ku xiray Wasiirkii hore ee Beeraha Maamulkaas Axmed Muumin Seed ka dib markii ay qabteen ciidamo ka tirsan...

Raisul Wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Deni (Maxaa laga wada hadlay)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre. Kulanka waxaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs