Friday, April 26, 2024

Ruushka oo ka hadlay sababta uu duqeymaha ula beegsaday dekeda Magaalada Odesa

Wasaaradda arimaha dibadda Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay weerarkii Sabtidii lagu qaaday magaalada Odesa ayaa sheegay in ciidamadoodu u adeegsadeen gantaalaha aan...

Cagjar & Shacabka Jigjiga oo hal goob ku wada tukaday Salaada ciidul Fitriga (Sawirro)

Salaadda Ciidul Fitriga ayaa si weyn loogu tukaday garoonka Kubadda cagta ee magaalada Jig-jiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida kaddib muddo bil ah oo...

Shirkii Jabuuti oo burbur qarka u saaran iyo Somaliland oo diiday qodob sheegaya..

Shirkii Guddiyada Farsamada ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la soo sheegayaa in lagu kala kacay ka dib markii la isku mari waayay...

Miisaaniyada gobolka Banaadir ee sanadka 2019-ka oo la ansixiyay (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay...

Shirkadda Mercedes oo dib uga ururineysa caalamka hal milyan oo gaari (Sababta)

Shirkadda baabuurta sameysa ee Mercedes-Benz ayaa dib u ururienysa qiyaastii hal milyan oo gaadiidkeeda ah caalamka oo dhan taas oo ay sabab u tahay...

Wasaarada Caafimaadka DF oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee COVID-19

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 ee gudaha dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka laabtay hadal uu dhowaan siiyey Warbaahinta

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa  Shir Jaraa'id oo uu  ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo ay...

Faahfaahin: Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihin Jubada hoose oo la weeraray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo uu ka dhashay...

Maxaa looga hadlayaa kulanka caawa u socda Cabdi Xaashi, Deni & Axmed Madoobe?

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa caawa shir xasaasi ah ku leh Airport Hotel, iyagoo ka wada hadlaya sidii...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs