(Daawo Sawirro) Israel oo 24 gudahood duqeyn ku xasuuqday 320 Falastiiniyiin ah

Dad Falastiiniyiin ah oo ku dhaawacmay duqeymaha ay Israa’iil ka geysatay magaalada Deir el-Balah ayaa la dhigay isbitaalka Al-Aqsa. Ugu yaraan 20 qof ayaa ku...

Dagaal ka dhex qarxay Al-Shabaabkii ka gudbay aaga Feerfeer & ciidanka Liyu Boolis

Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Liyuu booliska iyo dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa maanta duhurkii ka dhacay deegaanka Laas-qurun oo aan ka fogeyn xarunta degmada Feer-Feer oo...

Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay dhismaha Isbitaal cusub (Sawirro)

Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Cabdi Macalin iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa maanta dhagax-dhigay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Hobyo...

Xukuumada Soomaaliya oo jawaab a bixisay eedeyn kaga timid Hirshabelle

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax...

Farmaajo oo si kulul uga hadlay dilka Xildh. Boqore, amar culusna siiyey laamaha aminga

Madaxweynaha Soomaaliya axamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee Xildhibaan...

Human Rights Watch oo Maraykanka & xulafadiisa ku eedeysay labo wajiilenimo

Heyadda caalamiga ah ee u dooda xuquuda adaanaha Human Rights Watch ayaa ku eedaysay Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub munaafaqnimo iyo inay ku guuldaraysteen inay...

Maxay tahay fariinta Itoobiya dirtay ee ka careysiisay dowlada Masar?

Dowladda Masar ayaa dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...

Dayuuradii ugu horeysay oo 14 sano ka dib soo caga dhigatay Garoonka Dayniile (Sawirro)

Waxaa maanta dib shaqadiisii u bilaabay garoonka dayuuradaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir oo muddo dheer xirnaa. Garoonka ayaa waxaa maanta soo  caga dhigatay dayuuradii...

Labo ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada oo Muqdisho laga sugayo maanta

Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen. Labada hogaamiye ayaa...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee booqashada shaqo ku joogay magaaladda Doha ee dalka Qatar ayaa galabta dalka dib...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs