Friday, May 17, 2024

Dr. Cali Waare “Filan-waa [Verrassing] ayey igu noqotay abaal-marinta la i gudoonsiiyey”

Dr. Cali Waare waa Guddoomiyaha dalladda “Isutagga ururada Soomaalida  Nederlands” dalladaas oo magaceeda loo soo gaabiyo FSAN, ayna ku middeysan yihiin 65 ururo Soomaali ah...

Nin hubeesan oo goordhaw magaalada Muqdisho lagu dilay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa goordhaw agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin hubeesan, iyagoo sidoo kale la sheegay...

Xisbi siyaasadeed uu hogamiyo Mishiin Robot ah oo laga dhisay dal ka tirsan Yurub

Waxaa Denmark laga aasaasay Xizbi siyaasadeed hogaamiye looga dhigay Computer uu hogaaminaayo ''Synthetic Party''. Haddii Xisbigani computerka uu guuleysto waxaa la gaarayaa marxalad dalka...

(Sawirro) Axmed Karaash oo shirweyne ka furay Magaalada Garowe

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed Osman Karaash  ayaa daah-furay Shir weynaha 1-aad ee Taya-dhowrka Puntland. Shirka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo...

Ogeysiis Muhiim ah: Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar oo fulinaya indho fiiqis bilaash ah

OGEYSIIS OGEYSIIS : Waxaa la ogeysiinayaa bulsha waynta Soomaliyeed ee ku nool gobollada kala ah Shabeelaha hoose iyo Galguduud in Hey'adda Al-Nur Foundation oo kaashansysa...

Taliye Odowaa oo ka hadlay qarax maanta lagu weeraray kolonyo uu la socday

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay qarax ismiidaamiin ah oo lala beegsaday kolonyo uu la socday oo marayey agagaaarka...

Dhaqaatiir Ajnabi ah oo Isbitaalka Jaziira kawada Daaweynta iyo Qaliinada Lafaha iyo Sinaha

Isbitaalka Jaziira ee magaalada Muqdisho  waxaa ka socda olole isugu jira qaliino iyo Daaweyn la xariirta Cudurada lafaha iyo jabniinka, waxaana qaliinada fulinaya oo...

Maamulka G/Banaadir oo ku dhawaaqay kacdoon ka dhan ah ganacsatada

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada ee gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa sheegay inaan wixii hadda ka dambeeya loo dulqaadan doonin ganacsatada lacagaha siiya...

(Sawirro) Wararkii u dambeeyey dhulgariirka Marooko iyo tirada dhimashada oo gaartay..

Samatabbixiyeyaasha ayaa soo saaray dad ka badbaaday guryo ku dumay tuulooyinka fogfog ee dalka Marooko, ka dib dhulgariirkii ugu dhimashada badnaa ee dalkaas ka...

RW Rooble: “Waxaan diyaar u ahay inaan idinka celiyo halaqa, dawacooyinka & dhurwaayada”

Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamusayay heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka gobollada woqooyi ee Somaliland. Ra’iisul...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs