Tuesday, May 7, 2024

Xoogaga TPLF oo tacadiyo xanuun badan u geestay Haween kunool Gobolka Amxaarada

Xoogaga Daacada u ah jabhada TPLF ayaa lagu eedeeyay in kufsi iyo tacadiyo kale oo xanuun badan kula kaceen haween badan oo kunoolaa magaalo...

Jabhada TPLF oo hal shardi ku xirtay iney joojiso weerarka ku wajahan Addis ababa

Afhayeen jabhada Tigray ee TPLF ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku sii siqi doonaan caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ilaa dowladdu ay qaaddo go'doominta...

Xubno ka Socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo la kulmay Hogaamiyaha TPLF

Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa wada dadaalo xal looga gaarayo xiisada colaadeed ee ka aloosan Waqooyiga dalka Itoobiya gaar ahaan Deegaanada Tigrey iyo...

Haibatullah Akhundzada oo soo saaray Amar culus iyo kala shaki soo kala dhax galay...

Hoggaamiyaha sare ee Taalibaan ayaa ka digay halista wax uu ugu yeeray “daba-dhilifyada iyo jaajuusiinta ku dhex jira” kooxdaas dhowaan qabsatay dalka Afghanistan. Ayada oo...

Ra’isul Wasaare Mustafa al-Kadhimi oo ka bad baaday weerar halis ah oo lagu dili...

Ra'iisul Wasaaraha dalka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi, ayaa ka bad baaday weerar la qorsheeyay oo la doonayay in lagu dilo , waxaana weerarkan hadal heyn...

Abiy Axmed oo Baaq Xasaasi ah oo lagu bad baadinayo Itoobiya u diray Shacabka

Dalka Itoobiya gobolo kamid ah waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada federaalka iyo jabhado isku baheestay in ay meesha ka saaraan...

Dayuurad ku jeeday Turkiga oo deg deg u fariisatay dalka Spain (Akhriso Sabab yaab...

Dayuurad ay laheyd shirkadda Air Arabia Maroc oo ka soo duushay garoonka magaalada Casablanca ee dalka Maroco kuna sii jeedday Istanbul ayaa xalay waddadeedii...

Wiilka Madaxweyne Museveni oo taageero balaaran u muujiyay Jabhada TPLF

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musevani ayaa taageero balaaran u muujiyay Jabhada  TPLF ee dagaalka xoogan kula jira ciidamada federaalka Itoobiya iskuna...

Dad badan oo ku dhintay Goob ay ka socotay Bandhig Faneed (Daawo Sawirada)

Dad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaareen goob ay ka socotay bandhig faneed, kadib markii dadkii goobtaasi isugu tagay ay is buurteen, waxaana...

Mareykanka oo Baaq deg deg ah u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

Xaalada dalka Itoobiya ayaa xiligan u muuqata mid kasii dareysa, waxaana cabsi xoogan laga qabaa in kooxda TPLF iyo kooxo kale oo isbaheysi la...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs