Friday, April 26, 2024

Buundooyinka iyo Wadooyinka magaalada Khartuum oo saakay xiran iyo cabsi jirta

Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan ayaa sheegaya in saakay gabi ahaan ciidamada amaanka xireen buundooyinka iyo wadooyinka kale ee muhiimka...

Nin Dunida si weyn Caan uga ah oo aroos galaya isaga oo ku xiran...

Aasaasaha  Shabakada ku caan baxday faafinta siraha qarsoon ee Wikileaks ayaa loo ogolaaday in uu aroos galo xili uu ku xiran yahay xabsi si...

Turkiga Oo Muwaadiniinta kasoo jeeda Sadex Dal u Diiday in ay u Dhoofaan Belarus

Turkiga ayaa maanta billaabay dhaqangelinta go’aan muwaadiniinta u dhashay dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Yemen u diidaya inay u dhoofaan waddanka Belarus iyaga oo ka...

Boqortooyada Sacuudiga oo qaaday talaabo ka farxisay ajaaniibta ka xoogsada dalkaas

Sacuudiga ayaa dhalasho siiyay dad badan oo ajaaniib ah, kuwaasoo lagu tilmaamay in ay yihiin dad howlkar ah, sida lagu qoray Wakaaladda Wararka ee...

Taalibaan oo Shaacisay in ay hakisay Halista ISIS ayna xabsi ku gureen xubno badan

Kooxda Taalibaan ayaa gudaha dalka Afganaaistan ka fulisay howlgal qorsheesan ay ku beegsanayeen xubnaha katirsan kooxda Daacish , waxaana howlgalkan lagu xir xiray boqolaal...

Xagee u Socotaa Itoobiya , Maxaasa ku dhacay Nabadoonkii Geeska Afrika ?

Markii Ra’iisul Wasaaraha Ethopia Abiy Axmed uu ku guuleystay Abaalmarinta Nabadda aduunka ee Nobelka 2019 waxaa lagu ammaanay inuu yahay nabad sameeyaha gobolka. Balse...

Madaxweyne Macron oo ka Qoomameeyay Hadal uu ka sheegay dal Afrikan ah !

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron wuxuu Algeria u hayaa “xushmadda ugu sarreysa,” wuxuuna ka “qoomameynayaa” muranka diblomaasiyadeed ee ka dhashay cambaareyntiisa ku aadaneyd hoggaanka dalkaas,...

Labo Nin oo Ilmo Adeer ah oo dagaal qaraar oo dhax maray isaga jaray...

Dhacdo dad badan layaab iyo anfariir ku noqotay ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo Alkali oo kuyaala gobolka Yobe ee dalka Nageria, kadib markii...

Jijimo ay laheyd Boqorad Xabsi ku geeriyootay oo lagu iibsaday Lacag Waali ah !!

Suuq Xaraash oo kuyaala dalka Switzerland ayaa lagu iibiyay jijimo ay laheyd boqoradii dalka Faransiiska, Marie Antoinette, Jijimahan ay boqorada laheyd ayaana lagu iibsaday...

Wasiir Badda dhaxdeeda ku duubay Muuqaal uu shir uga qeyb galayay (Sawirro)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa khudbad uu badda dhaxdeeda ku duubay Wasiirka arrimaha dibadda Jasiiradda Tuvalu Simon Kofe, ee ku taalla badda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs