Tuesday, May 7, 2024

Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay magaalada Kampala iyo Xaalada oo kacsan

Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in labo qarax oo si weyn loo maqlay ka dhaceen bartaha magaalada Kampala,...

Ciidamo Carbeed iyo kuwa ka socda Israa’iil oo dhoolatus wadajir ah sameeyay !

Ciidamo ka socday Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Baxreyn ayaa dhoolotus kala qeyb qaatay ciidamo ka socday Israa'iil, kadib markii labadan dal ay dib usoo...

Kooxda Xizbullah ‘oo dhaqdhaaqyo ka wada’ dalka Colombia iyo Digniin laga bixiyay

Colombia ayaa Axaddii sheegtay inay isha ku hayso dhaqdhaaqyo ay kooxda Xizbullah ee Shiicada ah ka waddo dalkaas, ayada oo ku eedeysay inay fuliso...

Maxaabiis ka baxsatay xabsiga ugu adag Kenya oo lacag la dul dhigay (Sawirro)

Ciidanka Booliska Kenya ayaa baadigoobaya 3 maxbuus oo ku eedaysnaa argagixisanimo oo ka baxsaday xabsiga Kamiti Maximum oo lagu tilmaamo xabsiga ugu adag dalkan...

Booliska Britain oo War ka soo saaray qarax ka dhacay Magaalada Liverpool (Sawirro)

Booliska ayaa waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ahaa qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda shalay Gaari taksi ah ayaa...

Tahriibayaal muddo dul sabeynayey badweynta oo la helay Meydadkooda

Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay muddo toddobaad ka badan...

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha

Dalka Liibiya waxaa lagu wadaa in bisha December ee sanadkan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha dalkaasi, waxaana xilkaasi ku tartamaya oo olole xoogan hada...

Xukuumada Itoobiya oo si kulul uga hadashay cunaqabateynta Maraykanka ee Eritrea

Dowladda Itoobiya ayaa cambaareysay talaabada Mareykanku cuno-qabateynta ugu soo rogayo dalka Eritreya. War qoraal ah oo ay soo saartay maanta Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya...

Maraykanka oo ku goodiyey inuu talaabo adag ka qaadayo dowlada Itoobiya & TPLF

Mareykanka ayaa labada dhinac dowlada Itoobiya iyo TPLF uga hanjabay inuu tallaabo ka qaadi doono haddii ay dadaallada diblumaasiyada fashilmaan. Ka hor safar uu toddobaadka...

Nin Wiil yar ku dhax Kufsaday Masaajid gudihiis oo Xukun adag lagu riday

Magaalada Gaarisa ee caasimada gobolka Waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka dhacay dhacdo dad badan layaab iyo argagax ku noqotay ,kadib markii nin dhalinyaro...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs