Saturday, April 27, 2024

Dagaalo dib uga qarxay Woqooyiga Itoobiya iyo TPLF oo War soo saartay

Dagaalo ayaa mar kale ka qarxay woqooyiga Itoobiya kuwaaso u dhexeeya ciidamada TPLF iyo kuwa degaanka cafarta oo taageero ka helaya milateriga Itoobiya. Maamul gobolka...

Dhimasho badan iyo dhaawac ka dhashay ciyaartii xalay dhax martay Cameron iyo Comoros

Ciyaar xiisao badneed oo xalay dhax martay xulalka labada dal ee Cameroon iyo Comoros ayaa sababtay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,...

Haweeney markii ugu horeesay Garsoore Maxkamadda sare ka noqotay dal Muslim ah

Caa'isha Mailk oo 55 jir ah ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo muslim ah oo garsoore ka noqota maxkamadda ugu sareysa  dalka Pakistan, waxaana...

Toogasho ka dhacday Jaamacad kutaala dalka Jarmalka (Daawo Sawirro)

Wiil arday ah oo hubeesan ayaa maanta toogasho ka geestay jaamacad lagu magacaabo Heidelberg University oo ku taalla dalka Jarmalka , waxaana toogashadan ka...

Madaxweyne Kabore oo xabsiga loo taxaabay iyo xaalad adag oo ka taagan dalka..

Madaxweynihii dalka Burkina Faso Roch Kabore maanta lagu xiray saldhig militari, kaddib marki ay askar ka tirsan ciidanka kasoo qabteen gurigiisa oo ku yaalla...

Saameyn intee la eg ayuu ku yeelan karaa Xuutiyiinta weerarkii ay Imaaraadka ku qaadeen...

Kadib weerarkii Xuutiyiinta ee Imaaraadka, suurtagal ma aha in ay Xuutiyiinta ku sii doodaan in ay doonayaan in ay nabad iyo wada-noolaasho la qeybsadaan...

Nin isagoo nool laga soo saaray lugaha Diyaarad u kala duushay Afrika iyo Yurub

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa sheekada nin isku qariyay lugaha diyaarad ka duushay dalka Koonfur Afrika oo 11-saacadood kadib gaartay dalka...

Nusrat ghani oo sheegtay in Xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo !

Wasiir British ah Nusrat ghani ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda...

Ciidanka Itoobiya oo mar kale qorsheynaya iney weeraraan caasimada Tigray ee Makelle

Milateriga Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay gudaha u galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle ayna ka takhalusaan xoogagga TPLF, sida uu REUTERS u sheegay...

General Mohamed Hamdan Daglo oo Booqasho lama filaan ah ku tagay Itoobiya

Hoggaamiyaha labaad ee ugu awoodda badan Sudan oo Sabtida maanta ah booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay wasiirka gaashaandhigga Ethiopia, waxayna...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs