Saturday, May 18, 2024

Toogasho ka dhacday Dugsi kuyaala magaalada Highlands Ranch (Daawo Sawirada)

Labo Wiil oo dhalinyaro hubeean ayaa rasaas xoogan ku furay dugsiga sare ee lagu magacaabo STEM oo kuyaala magaalada Highlands Ranch gobolka Colarado ee dalka...

Mareykanka oo Markab Dagaal u diray Bariga Dhaxe kadib Cabsi soo wajahday Ciidankiisa

Dawladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in markab dagaal oo sida diyaaradaha dagaalka iyo ciidamo badan u dirtay Bariga Dhexe si ay u xoojiyaan...

Dad badan oo ku dhintay dayuurad ku gubatay garoonka Sheremetyevo (Sawirro)

Dad kor u dhaafaya 40 qof ayaa la xaqiijiyey ku geeriyootay ka dib markii dayuurad laga leeyahay dalka Ruushka uu dab qabsaday xilli ay...

Maraykanka oo digniin kama dambeys ah siiyey Turkiga & xiriirka labada dal oo meel...

Washington ayaa uga digtay xukuumadda Ankara inaysan suurtagal aheyn in gantaallada Ruushka ee S-400 ee tiknoolijiga ku shaqeeya iyo diyaaradaha Mareykanka uu soo saaro...

Madaxweyne Nguyen Phu Trong oo Muddo Saddex todobaad ka badan la la’yahay

Madaxweynaha dalka Vietnam Nguyen Phu Trong ayaanan lagu arkin meel fagaara ah ku dhowaad seddex todobaad, taasoo keentay in walaac laga muujiyo xaaladiisa caafimaad. Nguyen...

Dalkii ugu horeeyey oo ku dhawaaqay in maalinta Isniinta ah ay tahay 1-da bisha...

Iyadoo dunida muslimka si weyn loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta bisha barakeysan ee Ramadaan oo lagu wado iney bilato maalmaha soo socda ayaa Muslimiinta...

 Abiy Axmed oo dalbaday in dowladiisa lagu soo wareejiyo Mengistu Haile Mariam

Ra'isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa dowlada Zimbabwe ka codsaday in Itoobiya kusoo wareejiyaan kaligii taliskii dalkaasi hogaamin jiray ee  Mengistu Haile Mariam oo...

Haweeney Ilaalo aheyd oo mar qura isku bedeshay Boqorad !! (Daawo Sawirada)

Boqorka dalka Thailand Maha Vajiralongkorn ayaa guursaday haweeney kamid aheyd ilaaladiisa gaarka ah, waxa uuna boqorka haweeneydaasi inta uusan guursan kahor ka dhigay Jeneraal ciidan...

Wasiirkii Difaaca UK oo shaqadiisa ku waayay Sir Qaran uu dusiyay

Ra'isul Wasaraha dalka Brtitain ayaa shaqada ka erisay Wasiirkii difaaca dalkaasi Gavin Williamson , kadib markii lagu helay dambi ah in uu sir qaranka leeyahay...

Maxkamad ku taalla Hargeysa oo xukuntay nin aflagaado u geystay diinta Islaamka

Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa laba 2 sano iyo 6 bilood oo xabsi ah ku xukuntay Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs