Booliska Sacuudiga oo 8 nin oo hubeysan ku laayey Jasiirada Tarout (Sawirro)

Ciiddanka booliska Sacuudiga ayaa sheegay inay 8 nin oo hubeysan ay ku dileen Howlgal ka dhacay Jasiirad ku taalla gobalka Al-Qatif maalintii shalay. Wakaaladda Wararka...

Xuutiyiinta Yemen oo iskood uga baxay Magaalo dagaal looga saari waayey

Dagaalyahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta billaabay inay ka baxaan dekadaha Saleef iyo Ras Issa ee gobolka Xudeyda. Tallaabadaan ayaa loo arkaa mid looga dhabeynayo heshiiskii...

Rasaas lagu furay massaajid kuyaala magaalada London (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan oon wali heybtiisa la garan ayaa rasaas aan khasaaro geesan ku furay masjid kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, arintan ayaana...

Maxaa keenay in Macalimiinta ajnabiga ah laga saaro gobolka Soomaalida Kenya?

Dowladda Kenya ayaa tiro Macalimiin Kenyan ah ka saartay gobolka Soomaalida kaddib markii ay kordheen weerarrada Al-shabaab ay halkaas ka geysanayaan. Guddiga Macalimiinta ayaa sheegay...

Maraykanka oo qabsaday Markab ay leedahay Kuuriyada Woqooyi & Xiisad laga cabsi qabo

Maraykanka ayaa sheegay inuu qabtay markab xamuul ah oo ay leedahay dowlada Kuuriyada Waqooyi, iyadoo ku eedaysay inuu cunaqabataynta caalamiga ah ee saaran dalkaas...

Wariye katirsanaa BBC-da oo shaqadiisa ku waayay Sawir Edeb daro ah uu baahiyay

Mid kamid ah Wariyaasha ugu caansan BBC-da ayaa shaqada laga eryay kadib markii hadalo edeb daro lagu tilmaamay uu ka qoray cunuga yar ee dhawaan...

Dhismaha Garoon Diyaaradeed midka ugu weyn Dunida oo gabo gabo ah maraya (Daawo Sawirada)

25-kii bishii April ee sanadkan ayaan booqday ‘Garoonka Caalamiga ah ee Beijing Daxing’ oo bartamaha magaalada uga beegan dhanka koofur 47 km, kaasi oo...

Wax badan ka Ogow Sababta dowlada Hindiya ay u dooneyso inay xirto Daaciga Zaki...

Waxaa bartiisa facebook ku tixan dad gaaraya 16 milyan; twitter-kiisa 150,000, wuxuuna jeediyay ku dhawaad 4,000 oo muxaadarooyin ah kuna saabsan diinta Islaamka dunida...

ONLF oo oo ka digtay in la qeybiyo Gaaska cusub ee laga helay dhulka...

Jabahadda ONLF oo dhawaan heshiis la gashay dowladda Ethiopia ayaa ka hadashay dareenkeeda ku aadan gaaskan dhulka Soomaalida laga helay. Afhayeenka ONFL Cadaani Hirmooge ayaa...

Kuraas laga sameeyay Cagta Maroodiga oo Hadiyad ahaan loo siiyay Sadex Madaxweyne (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dalka Botoswana Mokgweetsi Masisi, ayaa sadex Madaxweyne oo Afrikan hadiyad ahaan u siiyay kuraas qaali ah oo la sheegay in laga sameeyay cagta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs