Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamiga qaarkood ayaa aad u hadal haya Eey soo bad baadiyay nolosha wiil yar oo markii uu dhashay kadib hooyadiis nolosha ku aastay,...

Hooyo Dil iyo dhaawac u geesatay Rag kufsi u geesanayay Gabar ay dhashay (Sawirro)

Haweeney lagu magacaabo Nokubonga Qampi ayey shacabka dalka Koonfur Afrika u aqoonsadeen "Hooyadii libaaxadda ahayd", kadib markii ay dishay mid kamid ah saddex rag...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo lagu xukumay inuu bixiyo 10 Milyan oo dollar

Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha, Maxkamadda sare ee Kenya ayaa xukuntay in Madaxweynihii hore Daniel arap Moi uu bixiyo ku dhawaad 10 milyan...

Mid ka mid ah dalalka Bariga Afrika oo laga xiray baraha bulshada (Sababta)

Baraha bulshada ayaa laga xiray dalka Eritrea, dadka ayaana fariimo ka soo diraya dalkaas iyaga oo adeegsanaya adeegga VPN-ka loo yaqaanno. Ma cadda sababta loo...

Sarkaal ka tirsanaa dowladii Siyaad Barre oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Maraykanka

Nin ka tirsanaa saraakiishii ciidamada ee dowladii marxuum Maxamed Siyaad Barre oo deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad rayid lala koray, iyadoo...

Malaayiin Lacag ah oo lagu qoray Erey Khalad ah iyo Go’aan laga soo saaray

Bangiga dalka Australia ee loo soo gaabiyo RBA ayaa daabacay lacagta 50-ka dollar ee dalkaasi, waxaana lacagtan cusub ee la daabacay dhawaan lagu arkay...

Wiil 12-sano jir oo lagu tilmaamay Halyey aad u Naxariis badan !!(Daawo Sawirada)

Wiil laba-iyo-toban jir ah oo ku nool Meishan, dalka Shiinaha ayaa lagu tilmaamay halyey sababtii uu ugu suura-geliyay saaxiibkiisa cuuryaanka ah oo ay isku...

War Cusub oo kasoo kordhay Dibad Baxyadii ka socday dalka Sudan

Golaha milatariga Sudan iyo hogaamiyaasha ururada rayidka ah ee horkacaya dibadbaxayada dalkaasi ka socda, ayaa xalay ku heshiiyay dowlad ku meel gaar ah oo...

Kenya oo kordhineysa Malaayiin doollar oo ay ku bixisay muranka badda ee Soomaaliya

Xilli kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya uu marayo meel xasaasi ah ayaa waxaa soo baxaysa qiimayn lagu samaynayo dhaqaalaha ku baxaya dacwadaasi. Qareennada...

(Sawirro) Antonio Guterres oo booqday Masjidyadii lagu laayey Muslimiinta New Zealand

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa muujiyay taageerada iyo khushuuca uu u hayo bulshada muslimiinta ee ku nool dalka New Zealand ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs