Saturday, May 18, 2024

Xildhibaan Ceeb iyo Fashil ka raacday dad ay usoo kireesatay Imtixaan Jaamacadeed

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka dalka Bangaladesh ayaa ceeb iyo fashil ka raacday qorshe ay ku dooneysay in ay ku baasto imtixaanka Jaamacad ay ka diiwaangashan...

Ciidamadii Maraykanka ka joogay Woqooyiga Siiriya oo ka talaabay xadka Ciraaq (Sawirro)

Ciidamada Mareykanka ayaa maanta u tallaabay dalka Ciraq, taasoo qeyb ka ah ka bixitaankooda waqooyiga Syria ee uu amray madaxweyne Donald Trump ee dhabbaha...

Ciidamada Kenya oo dad shacab ah ku qasbay in ay ku dabaashaad bulaacado !!

Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in tacadiyo kula kaceen dad shacab ah oo ku dhaqan magaalo xeebeedka Mombasa xili halkaasi ka socdeen dabaal dega...

Madaxweyne Recep Erdogan oo Hanjabaad culus hawada soo marsiiyay

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hanjabaad culus hawada u mariyay dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ku sugan Waqooyiga Siiriya, xili ciidamada dalkaasi howlgalo xoogan halkaasi...

Imitixaankii ugu yaabka badnaa oo lagu qabtay Machad ku yaalla dalka India (Sawirro)

Maamulka machad ku yaal dalka India ayaa raalligelin bixiyay ka dib markii si weyn baraha bulshada loogu shaaciyay sawirrada ardayda machadkaasi oo kaartoomo madaxa...

Nin Muslim ah oo Isbuuc kasta kabo cusub u qeybiya dadka Darbi jiifka ah...

Nin soo islaamay kuna nool Koonfurta magaalada London ayaa dad badan soo jiitay, kadib markii uu ninkaasi bilaabay olole uu ku taageerayo dadka darbi...

Dowlada Kenya oo xil sare u magacawday nin sanad kahor geeriyooday !!

Baraha bulshada iyo Waraahinta dalka Kenya ayaa aad u hadal haya xil sare oo dowlada u magacawday nin sanad kahor geeriyooday, waxa ayna dhacdadan...

Trump oo amaan fara badan huwiyey dhigiisa Turkiga iyo sababta keentay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amaan kala dul dhacay dhigiisa Turkiga Erdogan ka dib markii uu ogolaaday heshiis xabad joojin ku meel gaar ah...

Turkiga oo xanibay hub Nuclear ah oo Maraykanku dhigtay Saldhig ku yaalla dalkooda

Saraakiil Maraykan ah ayaa sheegay in 50 madax oo gantaalada Nuclearka Mareykanka u yaalla gudaha dalka Turkiga ay xayirtay dowladda dalkaas. Washington ayaa isku dayeysa...

Taliye horey u soo Maamulay xabsiga Jeel Ogaaden oo loo Magacaabay xil culus

Waxaa xil sare loo magacaabay Taliyihii maamulayay xabsiga Jeel Ogaadeen, xilligii uu Cabdi Maxamuud Cumar  Madaxweynaha ka ahaa Dowlad Deegaanka Soomaalida  Itoobiya. Madaxweynaha dowlad deegaanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs