Saturday, May 18, 2024

Midowga Yurub oo go’aan adag ka qaatay Heshiiska Qarniga uu ku dhawaaqay Trump

Midowga Yurub ayaa diiday qeybo ka mid ah qorshaha Mareykanka ee nabadda Bariga Dhexe, ayaga oo sheegay inuu burinayo “qaacidooyinka caalamiga ah ee la...

Maxkamad amartay in lasoo xiro Jocob Zuma iyo Sababta keentay oo la shaaciyay

Maxkamad kutaala dalka Koonfur Afrika ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro Madaxweynihii hore ee dalkaasi Jocob Zuma oo loo heesto dacwado la xariira...

Abiy Ahmed oo shaaciyey in la fashiliyey weeraro Al-Shabaab ka fulin rabtay Itoobiya

Ra'isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay iney fashiliyeen qorshe Al-shabaab ay doonaysay in weerarro la mid ah kuwa Kenya ay ka fuliso gudaha...

Kenya oo ku dhawaaqday baroordiiq Qaran & madax ka hadashay Geerida Moi

Kenya ayaa ku dhawaaqday baroor diiq qaran oo aan la cayimin wakhtiga ay dhamaaneyso ka dib geeridii ku timid hoggaamiyihii ugu xukunka dheeraa dakaasi...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo goor dhow geeriyooday, isagoo 94 sano jir ah

Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa goor dhow la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa...

Madaxweyne Trump oo Aqalka cad ku casuumay Jen. Cabdul-fataax Al- Burhaan

Mareykanka ayaa casuumaad u fidiyay hogaamiyaha Sudan Jen. Cabdul-fataax Al- Burhaan, waana martiqaadkii ugu horreeyay ee uu Mareykanka u fidiyo madaxweyne ka socda Sudan...

Madaxweyne Erdogan oo Aargoosi ku hanjabay kadib weerar lagu dilay Ciidamo Turki ah

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa duqeymo culus oo aargoosi ah ku garaacay saldhigyo ay milatariga Siiriya leeyihiin , duqeyntan ayaana looga jawaabay weerar ciidamada Siiriya...

Nin mindi ku hubeysan oo dhimasho & dhaawac ka geystay London (Sawirro)

Booliiska Britain ayaa sheegay inay nin mindi ku hubeysan ku toogteen Koonfurta magaalada London, iyagoo weerarkan ku sifeeyey fal argagixisnimo. Waxay sheegeen in ninkan uu...

WhatsApp oo laga bilaabo maanta aan ku shaqeyn doonin Malaayiin telefoon (Sababta)

Barnaamijka farriimaha la iskugu diro ee ee WhatsApp ayaanan ku shaqeyn doonin malaayiin taleefan laga bilaabo 1-da Febraayo oo maanta ku beegan. WhatsApp ayaa sheegtay...

Gabar iyada oo la gudayo Geeriyootay iyo Waalidiinteeda oo xabsi la dhigay

Gabar 14-sano jir ah ayaa geeriyootay xili lagu sameenayay Gudniinka loo yaqaan fircooniga, waxaana talabaadaasi keentay in xabsiga la dhigo waalidiinta gabadhaasi iyo dhaqtarkii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs