Friday, May 17, 2024

Taliyihii hore ee ciidanka Difaaca Uganda Gen. Katumba Wamala oo saakay la toogtay

Wasiirkii hore ee Gaadiidka dowlada Uganda sidoo kale soo noqday taliyaha ciidanka Difaaca Uganda Gen. Katumba Wamala , ayaa saakay weerar lagu qaaday gaarigiisa...

Sirdoonka Turkiga oo Hawlgal qarsoodi ah kusoo qabtay Salaaxudiin Gulen

Ciidamada Sirdoonka Qaranka Turkiga ayaa howlgal qarsoodi ah ay ka fuliyeen dal dibadda ah kusoo qabtay nin mucaarad ku ahaa xubina ka ahaa koox...

Dabeesha Isbeddelka Geeska Afrika iyo Go’doominta Itoobbiya Maxaa Ka Dhalan Kara?

Khamiistii May 27, 2021 ayaa Madaxweyne Cabdel Fattaax al-Sisi ku tegay Jabuuti booqashadii ugu horraysay ee madaxweyne Masaari ah uu weligiis ku tago dalkaas....

Ra’isul Wasaaraha UK oo Xaflad aroos oo qarsoodi ah dhigtay iyo hadal heyn ka...

Ra'isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson iyo gacalisadiisa  Carrie Symonds isku ku guursaday xaflad si qarsoodi ah loogu qabtay kaniisadda Westminster Cathedral ee magaalada...

Boqortooyada Sacuudiga oo dalkeeda u fasaxday dadka ka imaanaya 11 dal

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dabcisay xayiraadii dhinaca socdaalka qaar kamid ah wadamada Caalamka ay horey u joojisay dadka uga imaanayay, kadib markii uu faafay cudurka...

Wasiirad lunsatay lacag Malaayiin Dollar oo Deeq ah oo Xukun xabsi ah lagu riady...

Wasiirkii hore ee horumarinta bulshada ee dalka Zaambiya, Emerine Kabanshi, ayaa lagu riday xukun xabsi ah, kadib markii lagu helay in ay ku kacday...

Nin qaliin looga sameeyey caloosha oo laga soo saaray Musaamiir & agab kale (Sawirro)

Madaxa Isbitaalka Arbaminch ee ku yaalla koonfurta Itoobiya ayaa sheegay in masaamiir gaareysa 30, biro iyo agab kale laga soo saaray caloosha nin maxbuus...

Milatariga Israa’iil oo si Qaldan isaga soo riday Diyaarad iyo Fashilka ku yimid 

Nidaamka Difaaca Gantaalladda Israel ee loo yaqaano The Iron Dome defence system ayaa la sheegay inay toogteen, soona riday Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn...

Faysal Bin Farxaan Al Sacuud oo Booqasho ku tagay dalka Kenya (Daawo Sawirada)

Wasiirka arimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Faysal Bin Farxaan Al Sacuud ayaa booqasho ku tagay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, waxaana halkaasi kusoo...

Wariye la afduubtay oo Sabab u noqday in diyaarado badan joojiyaan Duulimaadyo Caalami ah

Qaar kamid ah shirkadaha waa weyn ee diyaaradaha Yurub ayaa joojiyay in ay duulimaad ku tagaan dalka Belarus sidoo kale isticmaalaan hawada dalkaasi, kadib...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs