Friday, April 26, 2024

Jabhada TPLF oo magaalo hor leh la wareegtay iyo ciidamada Eretira oo firxad bilaabay

Jabhada TPLF ayaa wali wada howlgalo ay dib ugula wareegayaan magaalooyin iyo deegaano badan oo looga qabsaday dagaalkii ay la galeen ciidamada federaalka Itoobiya...

Wasiir Yair Lapid oo booqasho taariikhi ah ku tagay Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid, ayaa booqasho labo maalmood ah ku jooga dalka isu tagga imaaraadka carabta. Booqashadiisa ayaa loo arkaa mid taariikhi u...

Burcad sidii Dumarka usoo labistay oo gacanta lagu dhigay (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Kenya  ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Nairobi kusoo qabtay labo nin oo burcad ah oo mid kamid ah xiligii la...

Xildhibaan Beenaale ku tilmaamay Madaxweynihiisa oo la xiray iyo Hadal heyn ka dhalatay !

Xildhibaan Jean-Bosco Assamba oo katirsan Baarlamaanka dalka Cong DR, ayaa loo xiray dhaleeceyn uu u jeediyay Madaxweynaha dalkaasi , waxaana dhacdadan hadal heyn badan...

Isbadal ku yimid Muuqaalka Kim Jong Un iyo Walaac laga muujiyay (Daawo Sawirro)

Muuqaalka Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa isbadal ku yimid, waxa ayna taasi dhalisay hadal heyn badan iyo in walaac ka muujiyaan dadka...

Dowlada Itoobiya oo Xabad joojin ku dhawaaqday kadib markii laga qabsaday Mekelle

Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaarka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray uu ku dhowaaqay xabbad...

DEG DEG: Xoogaga TPLF oo ciidamada Itoobiya kala wareegay Magaalada Makelle

Xoogaga Jabhada TPLF ayaa caawa si buuxda ula wareegay magaalada Mekelle caasimada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya kaddib markii ay halkaasi isaga bexeen ciidamada...

Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Makelle iyo Jabhadda TPLF oo kaabiga ku haysa

Jabhada TPLF ayaa qarka u saaran iney dib ula wareegaan magaalada Mekelle caasimada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya kaddib markii ay halkaasi isaga bexeen...

Dowlada Iran oo iska diidday in sawirro laga helo xarumaheeda nukliyeerka

Guddoomiyaha baarlamaanka ee Iran ayaa sheegay in dalkiisa uusan wax xog ah oo ku saabsan barnaamijkeeda nukliyeerkeeda u gudbin doonin hay'adda caalamiga ah ee...

Sudan oo aqbashay in Maxkamada ICC ku wareejiso saraakiil dambiyo loo haysto

Dowlada Sudan ayaa aqbashay codsi uga yimid Maxkamada dambiyada caalamiga ee ICC oo ku aadanaa in ay kusoo wareejiso saraakiil badan oo loo heesto...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs