Thursday, May 16, 2024

(Sawirro) Gaari qarax looga shakiyey oo la dhigay agagaarka Cogresska Maraykanka

Ciidanka Booliiska Maraykanka ayaa baaraya wax loo maleynayo bam khatar ah oo qarxi kara, kaasoo saaran gaari ku sugan meel u dhaw xarunta baarlamaanka...

Wiil uu dhalay Ahmed Shah Massoud oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Taalibaan

Wiilka hoggaamiyihii ugu caansanaa ee la dagaalamay Taalibaan ayaa sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin inay qaadaan iska caabin wax ku ool ah,...

Hogaamiye katirsan Taalibaan oo la kulmay Xamiid Karzai iyo Madax kale (Sawirro)

Hogaamiye sare oo katirsan kooxda Taalibaan oo lagu magacaabo Anas Xaqaani ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Afganistan Xamiid Karzai...

Madaxweyne Erdogan oo gacan ka geesanaya Xal u helida Colaada Tigrey

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan waxa uu shaaciyey inuu taageero dhexdhexaadin ka geyaanayo sidii loo soo af-jari lahaa Colaadda ka socota Gobalka Tigrayga ee...

Dowlad Carbeed oo Magan gelyo siisay Madaxweynihii baxsaday ee Afganistan

Madaxweynihii dalka Afganistan Ashraf Qaani ayaa magan gelyo siyaasadeed ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii uu ka baxsaday magaalada Kabul ee la wareegeen...

Qorshaha Turkiga ee Afganistan oo is bedelay iyo Wadahadalo cusub oo bilowday

Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo...

Wajiyada Hogaamiyaasha Taliban oo Sanado kadib la arkayo iyo Amar cusub oo soo baxay

Kooxda Taalibaan ayaa la wareegtay maamulka inta badan dalka Afganistan, waxa ayna hogaamiyaasha kooxdan hada ka fekerayaan dhismaha dowlad Islaami ah oo la jaanqaadi...

Ra’isul Wasaare Abiy Ahmed oo kulan Xasaasi ah la qaadanaya Madaxweyne Erdogan

Ra'isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed Ali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta oo arbaco ah gaaro dalka Turkiga kadib casuumad uu...

Ciidanka Iska Caabinta Daalibaan oo taageero hor leh helaya iyo Dagaal socda

Ciidamo badan oo katirsan dowlada Afganistan una badan milatari ayaa diiday in ay hubka dhigaan iskuna dhiibaan kooxda Taalibaan ee dhawaan xoog kula wareegtay...

Masuul katirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo goordhaw Qarax lagu dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Qarax Nuuca miinada dhulka lagu aaso oo goordhaw lagu dilay Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir Maxamed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs