Monday, May 13, 2024

Ciidamada Ruushka oo si xooggan loogu jabiyay dagaalka ka socda qeybo ka mid ah...

Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii, in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna u sii gudbeen koonfurta...

Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!

Kamala Harris oo ah Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo mudo daqiiqado kooban ah Madaxweyne ka noqota dalka Mareykanka gacantana...

Al-Bashiir oo loo gacan gelinayo Maxkamada caalamiga ah ee dembiyada ICC

Dowladda ku-meel gaarka ah ee Sudan ayaa ogolaatay in madaxweynihii hore ee dalkaas Omar al-Bashir ay u gacan geliso maxkamadda dambiyada ee ICC. Al-Bashir ayaa...

Milateriga qabsaday Sudan oo ka hadlay sida ay ka yeelayaan Cumar Xasan Al-Bashiir

Madaxa sare ee golaha militariga Sudan ayaa waxaa loo dhaariyey Jen. Cawad Bin Cowf kaasoo hogaamin doono dowladda ku meel gaarka ah labada sanno...

Imaam Masjid oo la dilay isaga oo Salaad Dujinaya iyo Sabbata keentay

Imaam Masjid weyn oo kuyaala magaalada Beni ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa la toogtay xili uu ku sugnaa Masjidka uu imaamka ka...

Dad looga shakiyay in ay qabaan Cudurka Caronavirus oo lagu karantiilay dalka Itoobiya

Wadamada caalamka waxaa ka socda dadaalo badan oo lagu doonayo in laga hortagao cudurka halista ah ee ka dilaacay dalka Shiinaha ee Coronavirus, waxaana...

Caro ka dhalatay $30 milyan oo loo qeybiyey xildhibaano si ay baabuur ugu soo...

Uganda ayaa toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan oo dollar u qeybisay xildhibaanada, si ay ugu iibsdaaan baabuur cusub, taasi oo caro xooggan ka...

Dowlada France oo qaaday talaabo si weyn uga careysiisay Madaxweyne Trump

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in la baaro qorshe uu Faransiisku ku doonayo in uu ku canshuuro Shirkadaha Farsamadda casriga ah ama Technology-yadda,...

Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabah Al-Ahmad oo goor dhow geeriyooday

Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabah Al-Ahmad al-Jaber Al-Sabah ayaa geeriyooday isagoo da'diisu aheyd 91 jir sida lagy sheegay war goor dhow ay shaacisay dowladda...

Madaxweyne Filipe Nyusi oo Baaq kasoo saaray Shaqo joojin ay sababeen Ururka Al Shabaab

Dalka Muzambik gaar ahaan gobolka lagu magacaabo  Cabo Delgado, waxaa in muddo ah ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada milatariga dalkaasi iyo koox hubeesan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs