Tuesday, May 14, 2024

Magaca iyo Sawirada ninkii ka dambeeyay Weerarkii London oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Booliiska magaalada London ayaa aqoonsaday nin shalay weerar loo adeegsaday toorey ku qaaday dad marayay buundada magaaada London, waxaana weerarkan booliiska ku tilmaameen in...

Weerar Seef loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Kuopio (Daawo Sawirada)

Weerar loo adeegsaday Seef ayaa lagu qaaday iskuul loo dalxiis tago oo ku yaalla magaalada Kuopio ee dalka Finland, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro...

Dad boob ka waday dalka Koonfur Afrika oo is buurtay iyo Dhimasho badan oo...

Magaalooyin iyo deegaano badan oo katirsan dalka Koonfur Afrika waxaa ka socda rabshado ay sameenayaan dad taageersan Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika ee...

Haweeney Dilaa ah oo Khatar ku ah raga oo laga baadi goobayo dalka Kenya...

Booliska dalka Kenya ayaa baadigoob ugu jira haweenay boolis ah oo lagu eedeeyay inay dishay laba nin, kuwaas oo la sheegay in horraantii isbuucan...

Shirkad shaqaalaheeda ku soo rogtay amar yaab leh oo muran badan dhaliyey

Mid ka mid ah shirkadaha Shiinaha ee ka shaqeeya dhismaha ayaa aad loo dhaliilay ka dib markii ay soo baxday inay shaqaalaheeda ganaaxdo haddii...

Qaramada Midoobey oo gargaar muddo dheer xanibnaa gaarsiisay Makelle (Sawirro)

Qaramada Midoobey ayaa sheegTay in tiro kamid ah gawaarida xamuulka oo siday gargaar ay ugu dambeyntii gaareen magaalada caasimadda ah ee Mekelle halkaasoo ay...

Trump oo hanjabaad culus diray iyo Maraykanka iyo Iran oo dagaal qarka u saaran

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inaysan u muuqan in Mareykanka uu dagaal la geli doono Iran, kadib markii dibad-baxayaal taageersan Iran ay isku dayeen...

Xildhibaan isaga oo cabsan gaari kaxeeyay oo is casilay raaligelina bixiyay

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Rwanda ayaa is casilay ,kaddib markii gaari uu ka xeeyay isaga oo cabsan, waxa uuna la kulmay dhaleeceyn xooggan...

Dhageysiga Dacwada laga gudbiyay natiijada Doorashada Kenya oo bilaabatay

Waxaa saakay si rasmi ah u bilaabatay dhageysiga dacwadda la gudbiyey ee doorashada Madaxweynaha ee Kenya, taasoo ka dhan ah natiijadii doorashada ee dhacday...

Yahuuda oo xaafad Cusub oo iyaga u gaar ah ka dhisaneysa dalka Imaaraadka Carabta

Yahuuda kunool dalka Imaaraadka Carabta ayaa wada qorshe cusub ay ku doonayaan in ay ku dhistaan xaafad cusub oo u gaar ah dadka Yahuuda,...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs