RW Yuhuuda oo soo bandhigay sir uu ku sheegay keydka Nuclearka Iran (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Iran ku eedeeyey inay haysato xarun hubka nukliyeerka lagu keediyo oo ku taalla magaalada Tehran. “Iran kama aysan tanaasulin...

Xabad joojintii ay ku heshiiyeen Azerbaijan iyo Armenia oo burbur qarka u saaran

Xabad joojin ay Ruushku dhexdhexadiyeen oo ay gaareen Azerbaijan iyo Armenia ayaa maanta oo Axad ah lagu xad gudbay iyadoo labada dhinac uu midba...

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne cusub u magacaabay gobolka Tigray

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Ku-meel-gaar ah u magacaabay Maamulka gobolka Tigray, xili uu socdo guluf dagaal oo dowladu ku qaaday gobolkaas. Dr....

Xiliga Madaxweyne Trump laga saarayo Isbitaalka lagu daweynayo oo la shaaciyey

Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Donald Trump ayaa soo sii hagaagetsa kadib markii laga helay cudurka COVID-19 waxaana laga yaabaa in Maalinta Isniinta Isbitaalka laga...

Hogaamiyaha cusub ee Sudan oo bayaankiisii ugu horeeyey soo saaray

Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Milateriga dalka Suudaan ee talada dalkaasi la wareegay Gen. C/fataax Burhaan ayaa soo saaray bayaankiisii ugu horeeyay isagoo sheegay inuu...

Taliyihii hore ee ciidanka Difaaca Uganda Gen. Katumba Wamala oo saakay la toogtay

Wasiirkii hore ee Gaadiidka dowlada Uganda sidoo kale soo noqday taliyaha ciidanka Difaaca Uganda Gen. Katumba Wamala , ayaa saakay weerar lagu qaaday gaarigiisa...

Maraykanka oo soo riday dayuurad ay leeyihiin Milateriga dalka Iiraan

Madaxweyna Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamadiisa ay marinka Hormuz ku soo rideen diyaarad aanay cidina wadin oo Iiraan ay leedahay. Waxa uu sheegay...

Khilaaf soo kala dhex galay RW Abiy Ahmed & Guddiga abaalmarinta Nobel

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inuusan ka qayb gali doonin todobaadka soo socda shirka jaraa’id oo ahaa mid soo jireen ah...

Ayatollah Ali oo ka digay heshiiska qarniga ee lagu Khiyaanayo Dunida Muslimka

Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa  dhalleeceeyey qorshaha Mareykanka ee nabadda Bariga Dhexe, oo uu ku sheegay “khiyaano weyn oo lagu sameynayo...

Madaxda Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baaq xasaasi ah u diray Madaxweyne Putin

Madaxda waddamada Faransiiska iyo Jarmalka ayaa telfoon kula xariiray Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin, waxa ayna kala hadleen dagaalka ka socda Ukraine iyo sidii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs