Friday, April 26, 2024

Macalimad talaashay arday ay wax u dhigto oo la xiray laguna soo oogay Dambi

Macalimad u dhalatay dalka Mareykanka waxna ka dhigta iskuul kuyaala magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay...

Hogaamiyaha TPLF oo dalab xasaasi ah u diray Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay

Hoggaamiyaha Maamulka TPLF ee gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa Qaramada Midoobey u diray Warqad uu ku dalbanayo in la kala dhex galo iyaga iyo...

Trump oo Nigeria ku amaanay talaabada ay dalkeeda kaga Mamnuucday Twitter

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday dalkeeda Twitter-ka. Nigeria ayaa talaabadan qaaday ka dib markii ay...

Abiy Axmed oo si adag uga hadlay Masaajidii lagu gubay Gobolka Amxaarada

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki lagu gubay sadex masjid ay leeyihiin Muslimiinta oo kuyaalay magaalada Motta ee...

Madaxweyne Macron oo ka hadlay sida uu dareemay markii Dharbaaxada lagu dhuftay !

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay “mid kali ah” dhacdadii shalay ka dhacday gobolka Drome ee dalkaas, halkaasi oo...

Nin doonayay in uu Wiilkiisa ku iibsado lacag gaareysa Kun Dollar oo la qabtay

Ciidamada booliiska dalka Labreia ayaa gacanta ku dhigay aabe la sheegay in uu doonayay in uu iibiyo wiil 10-sano jir ah uu dhalay ,...

Wiil 6 jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Covid-19 iyo dad badan oo loo...

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa geeriyooday, iyadoo geeridiisa ka dib la ogaaday inuu u dhintay cudurka Covid-19 markii...

Dowlada Imaaraadka oo xanibaad ku soo rogtay 13 dal oo ay ku jirto Soomaaliya

Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa dalkeeda ka mamnuuccday inay tagaan dadka kasoo jeeda 13 wadan oo ay Soomaaliya ku jirto. Qoraal kasoo baxay dawlada Imaaraatka oo...

(Sawirro) UK oo diiwaan-gelisay kuleylkii ugu sareeyey iyo dab ka kacay hareeraha London

Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkeedii abid ugu sarreeyay oo ahaa 40-C (104F) maanta oo Talaado aheyd iyadoo kulaylka Yurub uu sii kordhayo, taasoo ku...

Dowlada Finland oo qaadeysa talaabo sabab u noqon karta in Ruushku weeraro

Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Finland ayaa maanta sheegay inay doorbidayaan inay ku biiraan xulufada NATO, islamarkaana go’aan rasmi ah la qaadan doono dhammaadka toddobaadkan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs