Saturday, April 27, 2024

Aqoonyahan Caan ah oo si naxariis daro ah u dilay gabar yar uu Jeclaa...

Aqoonyahan caan ah oo u dhashay dalka Ruushka kuna xeel dheer taariikhda ayaa lagu helay dambi ah in uu si naxariis daro ah u...

Maxaad kala socotaa tirada hantida uu ka tagay Madaxweyne Mugabe?

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo dhowaan geeriyooday ayaa ka tagay lacag gaaraysa 10 milyan oo doolar sida lagu sheegay wargeyska Herald. Mugabe...

(Sawirro) Noole noociisa aan horey loo arag oo buux dhaafiyey Xeebaha Maraykanka

Noole u eg xubinta taranka ragga ayaa waxay ku soo caariyeen xeebta gobolka California ee dalka Maeykanka maalmihii la soo dhaafay Sida uu sheegay Ivan...

Turkiga oo soo saaray Baabuur casri ah oo ku Shaqaynaya Koronto (Daawo Sawirada)

Dalka Turkiga ayaa ku guuleestay in ay soo saaraan baabuur casri ah oo ku shaqeenaya koronto, waxaana sameynta baabuurkan oo si qurux badan loo...

Iran oo Faah faahisay Sababtii loo soo riday Diyaaradii Ukrane ee ku bur burtay...

Milatariga Iran ayaa qirtay in iyagu ka dambeeyeen soona rideen diyaaradii rakaabka ee laga lahaa dalka Ukrane ee maalo kahor ku bur burtay meel...

Mareykanka oo War cusub ka soo saaray weerarkii Al-Shabaab ee saldhigga Manda Bay

Mareykanka ayaa beeniyay warar sheegayo in ciidamada Kenya ay cawska ku dhuunteen markii dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga militariga...

Nin Mushaarkiisa ka badan yahay Hal milyan Dollar oo Cunto uu xaday shaqadiisa ku...

Nin kamid ahaa howlwadeenada sare ee Bangiga maalgashiga caalamiga ah ee Citi ayaa shaqadiisa ku waayay xatooyo cunto uu sameeyay, waxa ayna dhacdadan layaab...

Al-Shabaab oo weerar dhimasho geystay ku qaaday Bus Nairobi ku sii jeeday

Wararka ka imanaya Gobolka Mandera ayaa sheegaya in weerar lala beegsaday baabuur bas ah uu maanta ka dhacay degaankaas. Wararka aanu ka helnay dadka degaanku...

Weerar ismniidaamin ah oo lala beegsaday Safaarada Maraykanka ee Tunnis (Sawirro)

Qarax ayaa ka dhacay agagaarka safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada caasimadda ah ee Tunis. Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay halkaas, sida laga...

Dad bilaabay in ay Cabaan Kaadida Lo’da si ay uga bad baadaan Caronavirus

Caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaa Sabtidii lagu qabtay munaasabad lagu cabbayo kaadida lo'da si looga hortaggo cudurka safmarka ah ee Coronavirus, waxaana xafladda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs