Friday, May 24, 2024

Melinda Gates oo kireesatay Jaziirad Halkii habeen lagu seexdo $132,000

Warbaahinta caalamka ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay hadal heysay kala taga Bilyaneerka Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda, kuwaa oo go'aansaday in ay kala tagaan 27-sano...

Midowga Afrika oo Go’aan ka dhan ah Milatariga maamula dalka Mali soo saaray

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu shaaciyay in si KMG ah xubinimada ururka looga saaray dowlada Mali, kadib markii Madaxweynihii iyo Ra'isul Wasaarihii...

Kim Jong-un oo Shaaciyay in Diyaar u yihiin Dagaal ama Wadahadal ay la galaan...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu diyaar u yahay wadahadal toos ah uu la galo dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne...

Burcad sidii Dumarka usoo labistay oo gacanta lagu dhigay (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Kenya  ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Nairobi kusoo qabtay labo nin oo burcad ah oo mid kamid ah xiligii la...

Dowlad Carbeed oo iska diiday in xiriir Diblumaasi la yeelato maamulka Israa’iil

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Cumaan, Sayid Badar Bin Xamad Bin Xamuud Al-busaydi ayaa Wareysi uu bixiyay ku sheegay in aysan xiligan diyaar u...

Hogaamiyaal Caan ah oo la jabsaday Telfoonadooda iyo Barnaamijka-ka loo adeegsaday oo La ogaaday

Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi...

Dab qabsaday Keymaha Turkiga oo xoogeystay & Erdogan oo amar bixiyey (Sawirro)

Qeybo ka mid ah dalka Turkiga waxaa kusii faafaya dab xooggan oo baabi'iyay dhul keyma ah oo hodon ku ahaa duurjoogta. Madaxweynaha dalkaas Erdogaan ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo Telfoon kula hadlay Madaxweyne Geelle iyo Madax kale

Madaxweynah Turkiga, Rajab Dayib Erdogan waxa uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxweynayasha dalalka Jabuuti, Nigeria, Senegal iyo Georgia. Hoggaamiyayaashaasi waxay ka wada hadleen Arrimaha Gobalka...

Hogaamiye katirsan Taalibaan oo la kulmay Xamiid Karzai iyo Madax kale (Sawirro)

Hogaamiye sare oo katirsan kooxda Taalibaan oo lagu magacaabo Anas Xaqaani ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Afganistan Xamiid Karzai...

Taliban oo cambaareysey qaraxyadii Kabul & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)

Afhayeen u hadlay kooxda Taliban ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay bannaanka garoonka diyaaradaha Kabul, isagoo sheegay in goobta ay wax ka...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs