Thursday, May 23, 2024

Xog cusub oo laga helay dilka Jamal Khashogi & Sirdoonka Maraykanka oo War soo...

Waxaa sii kordhaya xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu 2-dii bishan Oktoobar galay Qunsuliyadda...

Itoobiya & Sudan oo heshiis hordhac ah ka gaaray xiisada ka taagan xadka labada...

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo hoggaamiyaha militeriga Sudan Jen. Cabdel Fataax Al Burhaan ayaa heshiis hordhac ah a gaaray xiisada milateri ee u...

 Trump oo si adag uga hadlay Bayaankii Sacuudiga kasoo saareen dilka Jamal Khashoggi 

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn bayaankii kasoo baxay Boqortooyada Sacuudiga ee looga hadlay qaabkii uu u dhintay Wariye...

Booliiska Sacuudiga oo Talaabo ka qaaday Muwaadin Xajka geeyay nin aan Muslim aheyn

Booliska ka howlgala gobolka ay ku taallo magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga ayaa waaxda dacwad-oogista u gudbiyay muwaadin lagu eedeeyay inuu ku...

Diyaarad uu lahaa Milkiilaha kooxda Leicester City oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca uu lahaa milkiilaha Kooxda kubada Cagta ee Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha ayaa bur burtay, wax yar kadib markii diyaaradaasi ay milkiilaha...

Kooxda Islamic Jihad oo boqolaal gantaal ku weeraray Israel (Daawo Sawirro)

Ilaa 580 oo gantaalo iyo hoobiyeyaal isugu jira ayay kooxaha falastiiniyiinta ku garaaceen Israa’iil tan iyo Jimcihii, iyadoo xiisada labada dhinac ay ka sii...

Kalluumayste dhacdo yaab leh la kulmay & Warbaahinta caalamka oo hadal heysa (Daawo Sawirro)

Nin ka mid ahaa Kalluumaystada reer New Zealand ah ayaa badda ka soo badbaadiyay wiil 18 bilood jira, arrintaas loo lagu tilmaamay mucjiso mar...

Ninka Dunnida ugu taajirsan oo iibsanaya Koox caan ah oo ka ciyaarta Horyaalka England

Elon Musk, oo ah qofka ugu taajirsan adduunka, ayaa Talaadadii bartiisa Twitter-ka kusoo qoray inuu iibsanayo kooxda kubadda cagta Manchester United, isagoo aan bixin...

Tramp oo booqday goobaha uu baabi’yey dabka gobolka California (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray California si uu u soo indha indheeyo qasaaraha ka dhashay dabka ka kacay gobolkaasi oo ay ku dhinteen...

Dal Yurub ku yaalla oo lacag ku bixinaya in ay tahriibayaasha si nabad ah...

Dowladda UK ayaa shirkad qandaraasyada ka shaqeysa u kireysatay si ugu soo tallaabiso dadka tahriibeyaasha ah ee isku dayaya in ay doomaha uga soo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs