Sunday, June 16, 2024

Dalkii 3-aad caalamka oo laga helay nooca cusub ee Viruska Coronavirus

Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska, ayaa shalay marki ugu horreysay laga helay...

Amaro cusub oo lagu soo ragay dhamaan dadka tagaya dalka Mareykanka

Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay amaro cusub oo lagu soo rogay dhamaan dadka tagaya dalkaasi ee isugu jira muwaadiniinta iyo sidoo kale dadka kale...

Maal-geshiga Islaamiga ah iyo Muslimiinta kunool dalka Kanada

Shaki kuma jirto in maal-geshiga iyo dhaqaalaha Islaamiga uu sannadihii tagay soo jiitay indhaha caalamka, kana mid noqday mid kamid ah kuwa ugu kobaca...

Caasimada dal caan ah oo 1 Kiilo oo bur ah la iibiyo lacag gaareysa...

Iyadoo ku dhawaad muddo laba bilood ah, caasimadda Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ee Bangui ay ku jirtay go'doon ayaa waxaa cirka isku shareeray qiimaha cuntada...

Masar iyo Sudan oo ku baaqay in Heshiis laga gaaro Khilaafka Biyo Xireenka Wabiga...

Dowladaha Masar iyo Sudan ayaa mar kale codsaday in dhax dhaxaadin caalami ah loo helo khilaafka ka taagan buuxinta biyo xireenka ay dowlada Itoobiya...

Sawirro laga soo qaaday Xerun kutaala Mareykanka oo hadal heyn badan dhalisay

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa si weyn u hadal haya sawirro laga soo qaaday xarun kutaala dalka Mareykanka ay ku jiraan dad muhaajiriin ah oo...

Dowladii ugu horeesay oo Carab ah oo hirgalisay warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa noqotay dowladii ugu horeesay oo Carab ah oo dalkeeda ka hirgalisa warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka, waxaana Imaaraadka mudo sanado...

Nin lagu tilmaami jiray in uu Waalan yahay oo hada isku bedelay Halyey !!

Waxaa loogu yeeri jiray ‘Ninka Waalan’ hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka dhigay duni cagaaran...

Melinda Gates oo kireesatay Jaziirad Halkii habeen lagu seexdo $132,000

Warbaahinta caalamka ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay hadal heysay kala taga Bilyaneerka Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda, kuwaa oo go'aansaday in ay kala tagaan 27-sano...

Midowga Afrika oo Go’aan ka dhan ah Milatariga maamula dalka Mali soo saaray

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu shaaciyay in si KMG ah xubinimada ururka looga saaray dowlada Mali, kadib markii Madaxweynihii iyo Ra'isul Wasaarihii...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs