Saturday, May 18, 2024

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faahfaahino ka soo baxaya

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax xoogan caawa fiidnimadii laga maqlay magaaladaas. Qaraxan ayey wararku sheegayaan inuu ka...

Go’aano ka soo baxay Kulamadii u socday Farmaajo & Madaxda dowlad goboleedyada (Sawirro)

Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada...

Xiliga & goobta lagu qabanayo shirka Madaxda DF & dowlad goboleedyada oo la shaaciyey

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijadii kasoo baxday shirar magaalada Garowe uga socday madaxweynaha dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada. Siciid Deni oo saxaafadda...

Faahfaahin: Dagaalo maanta ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso

Dagaal uu dhexeeya kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ayaa manta ka dhacay deegaanka Ceelka Miraale oo qiyaastii 70Km u jira Boosaaso. Dadka degaanka ayaa warbaahinta u...

C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay qaabkii khudbadiisa looga reebay xaflada caleemo saarka

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horeysay ka hadlay habkii ay u dhacday xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Puntland iyo qaabka...

(Akhriso) Labo qodob oo ka soo baxay shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxda dowlad goboleedyada

Kulankii uu soo qabanqaabiyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee maanta ka dhacay magaalada Garowe, ayna ka qeyb galeen madaxweyne Farmaajo madaxa maamul goboleedyada iyo...

Daawo Sawirada: Kulan Garawe uga socda Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul goboleedyda

Wararka aan ka heleyno magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo kulan xasaasi ah ay leeyihiin Madaxweynaha Dowlada...

Madaxdii ka hadashay Caleemo saarkii Garawe oo Fuliyay hal balan ay ka qaadeen Madaxweyne...

Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Deni iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo Balan qaad Muhiim ah u sameeyay Maamul goboleedyada(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka...

Xafladii caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo soo gebagebowday (Sawirro)

Xafladii caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa caawa  1:30 saq dhexe ee habeenimo  lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe Madaxda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs