Wednesday, May 15, 2024

Ciidamada gaarka ah ee PSF oo fashiliyay qaraxyo miino (Daawo Sawirada)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee maamulka Puntland ayaa ku guuleestay in ay fashiliyaan qaraxyo miino oo lagu aasay qeybo kamid ah magaalada...

Habraaca diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Qabashada codsiyada diiwaan-gelinta ayuu sheegay guddigu inay...

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa caawa ka dhacay Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kaasoo geystay khasaare nafeed sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob joogayaal...

Deni oo qaadacay sharciga doorashooyinka ee horyaalla Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane, Cabdirashiid Yuusuf...

Maamulka Puntland oo eedeymo kulul u jeediyey madaxda dowlada Somalia

Gudoomiyaha gobolka Bari ee maamulka Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa ku eedeeyay dowlada Soomaaliya inaysan wax kaalmo ah gaarsiinin dadka ay saameeyeen roobabkii dhawaan...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Mid kamid ah Wasiirada ugu awooda badan Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya Axmed Shide. Soo dhoweyn iyo isxog...

Madaxweyne Deni oo heshiis cusub la saxiixday dowlada Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Maamulka Puntland ee Soomaaliyeed iyo Hay'adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqayneed oo oggolaanaya in Hay'adda Bisha Cas ee...

Faahfaahin: Iska horimaad dhimasho geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan iska horimaad ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab...

Madaxtooyada Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka kasoo cusboonaaday Mudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay colaada u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed ee ka taagan deegaano katirsan Gobolka Mudug. Puntland ayaa...

Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay weerar hubeesan lagu qaaday ciidamo katirsan Daraawiishta Puntland xili ay marayeen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs