Sunday, May 19, 2024

Ciidamo amar culus la siiyey oo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso (Sababta)

Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka...

Madaxweyne Deni oo ku baaqay in aan lagu deg degin Arrinta Shidaalka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka, oo ay ka qeybgaleen Dowladda Federaalka ah, Dowladdaha...

Ururo Siyaasadeed oo dhaliil xoogan usoo jeediyay Maamulka Madaxweyne Deni (Akhriso)

Qaar kamid ah Ururada Siyaasadeed ee ka jira deegaanada maamulka Puntland ayaa ku dhaliilay Maamulka uu hogaamiyo Madaxweynaha Puntlands Siciid Cabdullaahi Deni sidii ay...

Puntland oo go’aan ka soo saartay adeega lacagaha telefoonada la iskugu diro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo...

Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada Puntland oo Xasaanada laga qaaday (Magacyada)

Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland oo kulan aan caadi aheyn saakay ku yeeshay xaruntooda magaalada Garawe ayaa xasaanada looga qaaday qaar kamid ah Xildhibaanada maamulkaasi...

Diyaarada Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe

Diyaarad ee leedahay Shirkada Air Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa in ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garawe ee caasimada Puntland, xili diyaarada...

Madaxweyne Deni oo dekeda Boosaaso ka mamnuucay Shilinka Soomaaliga (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray wareegto dekeda magaalada Boosaaso looga mamnuucay in canshuurta lagu qaado shilinka Soomaaliga. Talaabadan ayaa timid ka dib markii sicir barar...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Mr. Staffan Tillander? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo masuuliyiin ka tirsan Safaaraddaasi. Madaxweyne Deni...

Shil noociisa aan horey loo arag oo ka dhacay jidka xiriiriya Garowe & Qardho...

Shil fool xun oo noociisa aan horey loo arag ayaa ka dhacay xalay tuulada Shire Dhogor-libaax, oo ku taalla xadka kala qeybiya Gobollada Nugaal...

Hub fara badan oo lagu soo qabtay howlgal Magaalada Boosaaso ka dhacay

Taliska Booliiska Gobalka Bari ayaa sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga laga sameeyay Xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso. Howlgalkan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Booliska,...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs