Monday, May 20, 2024

Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddiga ayaa ka kooban: Madaxweynihii Hore Puntland Senator...

RW Rooble oo dib u celiyey liiska Safiiro la doonayey in la ansixiyo (Sababta)

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa ayaa dib u celiyay liiska 12 safiir oo la doonayey in la ansixiyo kaddib markii qaar ka mid ah...

Xasan Shiikh oo ku baaqay in Xal deg deg ah loo helo muranka ka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay shirka Madasha talo wadaaga ee ka furmay Garoowe ayaa u mahadceliyay Madaxda dowlad...

Axmed Madoobe oo khudbad kulul oo xasaasi ah ka jeediyey Shirka Garoowe

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta khudbad ka jeediyay madasha aragti wadaaga Heritage oo laga daah furay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Axmadoobe...

Shirkii Madasha Madasha Aragti Wadaaga oo goor dhow ka furmay Garoowe (Sawirro)

Waxaa goor dhow si rasmi ah magaalada Garoowe uga furmay Madasha Aragti Wadaagga ee sanadlaha ah oo ay soo qaban qaabisay Machadka Heritage. Madashan ayaa...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Woqooyiga Gaalkacyo

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax goor dhow ka dhacay wqooyiga magaalada Gaalkacyo. Qaraxan oo...

(Akhriso) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo amar culus soo saaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare), ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo joojiyo doorasho muran dhalisay...

Musharax Khayre oo galabta ku biiray wufuuda ku sugan Garoowe (Sawirro)

Ra’isal Wasaarihii hore ee Xukuumada Somalia Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta ka degay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Puntland oo shaacisay ujeedo qarsoon oo laga lahaa dibad-baxii ka dhacay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku tilmaamay mudaharaad shalay ka dhacay magaalada Garowe inuu ahaa qorshe qarsoon oo lagu suurad xumaynayay amniga Puntland. Deni ayaa...

Deni oo go’aano deg deg ah ka soo saaray diidmada Shilinka ee degaanada Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa caawa soo saaray go'aano cusub oo lagu doonayo in wax looga qabto diidmada shilinka Soomaaliga ee ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs