Saturday, April 27, 2024

Dad ku sumoobay Kiimiko ku taadatay Laami kuyaala Magaalada Garawe (Sawirro)

Dad ku dhaqan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa maanta ku sumoobay kiimiko ku daatay wado dhax marta magaaladaasi, waxaana arintan war kasoo...

Puntland oo shaqo joojin ku sameysay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuqmasuq (Akhriso)

Hanti dhawrka Guud ee Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, kadib markii natijada...

(Sawirro) Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo galabta la soo gebagebeeyey

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta soo xiray tartanka 8-aad ee koobka kubadda cagta Gobollada Puntland oo ka socday Garoonka...

Maamulka Puntland oo soo saaray Digniin ku socota Shacabka Gobolka Bari

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray digniino ku aadan roobab xoogleh iyo dabeeylo dhanka bada u badan oo laga cabsi qabo in Saacadaha soo...

Taliska Booliska gobolka Bari oo beeniyey baraha bulshada Warar lagu faafiyey

Taliyaha Booliska Gobalka Bari ee Puntland G/Sare Xuseen Cali Max'uud ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegayay in dadka soo xagaa noqonaya...

Madaxweyne Deni oo kulan is barasho ah la yeeshay Magatte Guisse (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo...

DEG DEG: Guddoomiye degmo oo caawa la dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidnimadii dil u geystay gudoomiyihii degmada Bali-dhidin ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Marxuum...

Wado Laami ah oo isku xirta jidka 30-ka iyo Laamiga Garawe oo xariga laga...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Wadada NECSOM oo isku xirta Jidka 30-ka iyo Laamiga weyn ee...

Cabdiraxmaan Faroole oo mar kale loo doortay Senator katirsan Aqalka Sare

Waxaa goordhaw magaalada Garawe ee caasimada dowlad Goboleedka Puntland ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku matalaya dowlad goboleedka Puntland. Baarlamaanka ...

Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Puntland

Waxaa saakay xarunta Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ka bilaabatay khudbadaha ay jeedinayaan musharaxiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Puntland ku leedahay Baarlamaanka Federaalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs