Tuesday, April 30, 2024

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle

Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe Waxaa shirka furay madaxweynaha...

Puntland oo si adag uga hadashay Cunaqabateyn Somaliland saartay Gobolka ….

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wax lalayaabo oo khibraddaro maamul ah ku tilmaamay cunaqabatayn uu maamulka Somaliland sheegay inuu saaray gobolka...

(Akhriso) Gudiga doorashada Puntland oo codsi qoraal ah u diray Madaxweyne Deni

Guddiga Maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdulaahi Dani ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska xubnaha musharaxiinta aqalka...

Gabar kale oo lagu la’yahay Gaalkacyo & baadi goob xooggan oo socda

Gabar kale oo magaceeda lagu sheegay Hani Maxamed Warsame oo 13 sano jir ah ayaa la sheegay in lagu weysan yahay magaalada Gaalkacyo Sahro Waadhaho...

Madaxtooyada Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka kasoo cusboonaaday Mudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay colaada u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed ee ka taagan deegaano katirsan Gobolka Mudug. Puntland ayaa...

Madaxweyne Deni oo Wareegto ku magacaabay guddi ka kooban 8 xubnood (Akhriso)

Madaxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha ee gobolka Mudug. Guddiga oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa magacyadooda...

Ciidamo katirsan Birmadka Madaxtooyada Puntland oo dhoolo tus sameeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Puntland oo muddo 5 Bilood ah tababar...

Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal...

Madaxweynaha Puntland oo dhisay Wasaarad ku cusub maamulkiisa (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu dhisay Wasaarada cusub oo lagu soo kordhiyay Maamulka uu hogaamiyo, Wasaaradan ayaana horey...

Khayre & golihiisa wasiirrada oo ka qayb galay Xuska Aasaaska Puntland (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs