Tuesday, May 14, 2024

(Akhriso) Labo qodob oo ka soo baxay shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxda dowlad goboleedyada

Kulankii uu soo qabanqaabiyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee maanta ka dhacay magaalada Garowe, ayna ka qeyb galeen madaxweyne Farmaajo madaxa maamul goboleedyada iyo...

Saciid deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Boosaaso (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo...

Bandow lagu soo rogay degaanada Puntland iyo socodka gaadiidka oo la joojinayo

Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland G/sare Xassan Cabdullahi Maxamed ayaa shaaciyey in bandow lagu soo rogay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka degaanada Puntland. Afhayeenka ayaa sheegay...

Madaxweyne Deni oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kenya ayaa maanta dib...

Puntland oo amar cusub ku soo rogtay Masaajidada & dugsiyada Quraanka

Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta maamulka Puntland Cawil Shiikh Xaamud Maxamed ayaa soo saaray amar sheegaya in muddo laba todobaad ah la...

C/raxmaan C/shakuur oo Saddex qodob ku soo koobay sababta ay u sii jiraan Al-Shabaab

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa ka hadlay sababta keentay iney sii jiraan Al-shabaab, isla markaana sii...

Wufuud ka kala socota dowlada iyo Mucaaradka oo maanta ku wajahan Garoowe

Waxaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda  ay gaaraan Magaalada Garowe Wufuud ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Xisbiyadda Mucaaraadka ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri doorashadii saaka ka dhacday Garowe? (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddiga ayaa ka kooban: Madaxweynihii Hore Puntland Senator...

RW khayre oo caawa booqday goobaha bulshadu ku kulanto ee Magaalada Garoowe (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Somalia Hassan Ali Khaire ayaa caawa booqday qaar kamid ah goobaha ay bulshadu ku kulanto ee magaalada Garowe. Khayre ayaa bogaadiyay nabadgeliyada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs