War cusub oo ka soo kordhay dilkii Gaalkacyo loogu geystay Nimco Cumar

Ciidamada maamulka Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay iney shaqsi u qabteen dilkii tooreyda loo adeegsaday ee habeen hore loo geystay Gabar ka mid...

Dil caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso & howlgalo ka socda

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada maamulka Puntland ayaa caawa fiidnimadii lagu toogtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Warka ayaa sheegaya in dabley hubeysan...

Dil goordhaw loo geestay Sakariye Siciid Salaad iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi kooxo hubeesan ku dileen Madixii Waaxda Barakacayaasha Dowladda-hoose ee degmada...

Xafladii caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo soo gebagebowday (Sawirro)

Xafladii caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa caawa  1:30 saq dhexe ee habeenimo  lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe Madaxda...

(Akhriso) Puntland oo shan qodob ka soo saartay amniga Magaalada Garowe

Waxaa xarunta dhexe Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ka dhacay shir looga hadlay amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Amniga Caasumadda Dowladda...

Ganacsade caan ah iyo ciidamo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socday dowlad degaanka Soomaalida (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka...

Qaramada Midoobay oo soo dhaweesay Go’aan uu gaaray Madaxweynaha Puntland

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu soo dhaweeyay Go'aankii uu dhawaan shaaciyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ee ku aadanaa...

Wadada isku xirta Garawe iyo Laascaanood oo dib u Dayactir lagu sameenayo (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta dhaggax dhigay dib-u-dayactirka 40km oo ka mid ah Wadada Isku xirta Laascaanood...

Maxkamad go’aan ka gaartay Xubnihii xirnaa ee Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa amartay in xabsiga laga sii daayo xubno ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs