Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Deni oo Nairobi kula kulmay Ted Lawrence iyo Waxyaabihii ay kawada hadleen

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa halkaasi kawada kulamo kala duwan uu la qaadanayo...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 009 ee 30-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddoomiye Ku-xigeenka Ku-meel-gaarka...

Puntland oo baaq ku aadan maamulka Khaatumo u dirtay dowladda Federaalka Soomaaliya

Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay magacaabista xoghayaasha cusub ee maamulka Khaatumo ee xalay lagu...

Golaha wasiirada Puntland oo go’aan ka soo saaray shirkii Kismaayo (Akhriso)

Shir Deg Deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay...

Xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo laga baadi goobayo Magaalada Boosaaso

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka sameeyey howlgal lagu xaqiijinayay amaanka, kaasoo looga hortagayo falalka Amni daro ee mararka qaar  dhaca. Baaritaanka ciidamada...

Gaas oo Xeer Madaxweyne kusoo saaray Jadwalka Doorashada Puntland iyo Xulista…

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray Digreeto Xeer Madaxweyne oo ku saabsan soo xulitaanka Golaha Wakiiladda  Puntland. Digreetada kasoo...

Masuul dhawaan iska casilay xil uu ka hayay Puntland oo xabsi la dhigay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland maanta magaaladaasi ku xireen Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool ee Puntland...

Weeraro dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay degaano hoos taga Boosaaso

Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxday miino dhuka lagu aasay xili...

Dilkii Paol Farmosa oo saameyn ku yeelatay Ajaaniibtii ka shaqeeneysay Dekadda Boosaaso

Al Shabaab ayaa howlgal qorsheesan ku dishay Madaxii Shirkada DP World ee dekada magaalada Boosaaso  Paol Farmosa , waxaana dilkan saameyn badan ku yeeshay...

Shirka Jihaynta Siyaasadda Puntland oo maanta la daah furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmiya u furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland, kaas oo looga golleeyahay Hay’ado tayaysan iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs