Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho. Madaxweynaha oo dadweynaha...

Ciidamada Puntland oo howgal ballaaran ka bilaabay Buuraleyda Golis (Sawirro)

Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen  buuraleyda Golis ee Gobolka Bari halkaasoo ay fariisimo ku leeyihiin kooxaha...

Siciid Deni oo Guddoomiyay shirka golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Garawe. Shirka golaha wasiirada ayaa...

Deni oo xoojiyey la xisaabtanka heyadaha Mamulkiisa & Sababta ka dambeysa

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Puntland, halkaasoo uu warbixin shaqo uga dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda. Kulanka ayaa looga hadlay sida...

(Daawo Sawirro) Xeer hoosaadka Golaha shacabka Somalia oo wax laga bedelayo

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu...

Ilaalada Wasiir Axmed Yaasiin oo Dil iyo dhaawac u geestay labo wiil oo Walaalo...

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa shalay ka dhacay dil argagax leh iyo dhaawac  labo wiil oo walaalo ah ay u geesteen ilaalada...

Taliska Danab ee Puntland oo shaaciyey iney burburtay xabad joojintii Garowe

Taliska Ciidanka Kumaandooska Puntland ee Danab ayaa sheegay iney burburtay xabad joojintii Garowe ee u dhexeysay maamulka Deni iyo  ciidamada Mucaaradka Hoggaanka taliska Danab oo...

Maxaa kusoo kordhay Shirkii Golaha Wasiirada ee la qorsheeyay in Garawe lagu qabto ?

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa ku sugan Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaalia Xasan Cali Kheyre , kuxigeenkiisa iyo inta badan golaha Wasiirada Soomaaliya. Shirka...

Maxamuud Nadif Suldaan oo isku daldalay xabsi uu ku xirnaa iyo Faah faahino kasoo...

Waxaa shalay Xabsiga dhaxe ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag isku dal dalay Maxamuud Nadif Suldaan oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana sababta is daldalaada...

Cabdiweli Gaas oo ka jawaabay Martiqaadka Madaxweyne Farmaajo mar kale u fidiyay

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar kale Madaxda maamul goboleedyada ku marti qaaday in ay kasoo qeyb galaan shir wadatashi ah...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs