Sunday, April 28, 2024

Madaxdii hore ee Puntland oo cadeeyay cida Masuulka ka ah Dagaalkii ka dhacay Boosaaso

War saxaafadeed Wadajir ah oo ay soo saareen Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Gaas ayey uga hadleen shaqaaqadii...

Ciidamada PSF oo gacanta ku dhigay ninkii sameeyay qaraxii ka dhacay deegaanka Milxo

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland oo magacooda loo soo gaabiyo PSF, ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen Boosaaso kusoo qabtay nin...

Madaxweyne Deni oo Xarigga ka jaray Waddada 30-ka oo Dib u dhis Qurxoon lagu...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo axad ah xarigga ka jaray waddada 30-ka ee magaalada Garoowe, taasi oo dib...

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaan Ismail Ali Mohamed (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Xildhibaan Ismaaciil Cali Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka...

Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe (Akhriso)

Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garowe guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen...

Koox sheegatay dilal dad ajnabi ah loogu geystay Magaalada Boosaaso

Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyadda toogasho xalay fiidkii ka dhacday xaafad ku taalla magaalada Boosaaso oo loo gaystay 4 qof oo Oromo ahaa, halka...

Toogasho saakay ka dhacday magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay gudaha Suuqa Boosaaso ka geesteen falal isugu...

Dil caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso & howlgalo ka socda

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada maamulka Puntland ayaa caawa fiidnimadii lagu toogtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Warka ayaa sheegaya in dabley hubeysan...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri doorashadii saaka ka dhacday Garowe? (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Maxaa C/raxmaan C/shakuur looga joojiyey inuu ka khudbeeyo Xaflada caleemo saarka?

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garowe khudbadaha xafladda caleemo saarka ayaa laga reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan C/shakuur Warsame. Arrintan ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs