Monday, May 13, 2024

Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar...

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay guddi uu muran ka taagan yahay...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La qaatay Guddiga Komishanka Doorashooyinka maamulkaas ee muranku ka taagan yahay ka dib markii ay ka soo horjeesteen xisbiyada mucaaradka Madaxweyne...

Shacabka Laascaanood oo dhigaya Dibad baxyo rabshado wata iyaga oo wata Calanka Soomaaliya (Sawirro)

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa ka socda dibad baxyo rabshada wata oo ay dhigayaan shacabka magaaladaasi, waxaana dibad baxayaasha taayaro ku gubayaan waddooyinka...

Booliska Somaliland oo caawa toogasho ku dilay Wiil soo xirtay calanka Somalia

Ciidanka Booliska Somailand ee ilaalada ka ah Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorame ayaa caawa toogasho ku dilay wiil ka mid ahaa ardayda wax ka...

Suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo laga bineeyey...

Muuse Biixi oo ka hadlay dilkii Gen. Galaal iyo amni darada ka jirta Muqdisho

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay ka xun yihiin dadka lagu laynayo magaalada Muqdisho, isagoo ka tacsiyadeeyey geeridii Jeneraal Galaal iyo dadkii...

Garaadada SSC oo ku dhawaaqay iney hoos tagaan dowlada Somalia (War Murtiyeed)

War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland. Waxa...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Madaxweyne Farmaajo & Muuse Biixi oo kulan fool ka fool ah ku yeeshay Addis...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah ku yeeshay Magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs