Monday, April 29, 2024

Muuse Biixi oo shaaciyey iney joojiyeen saldhigii Imaaraadku ka dhisanayey Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo laga wado gudaha dekedda weyn ee magaalada Berbera, isagoo dhagax-dhigay mashaariic isugu jira...

Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ansixiyey Xeer cusub oo Muhiim ah

Golaha wasiirrada Somaliland ayaa iskugu yimid kulan uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Golaha...

Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro...

Somaliland ayaa sheegtay inay soo rogayso ammaro cusub oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19, kadib markii ay maanta soo baxday in saddex kiis oo...

Muuse Biixi oo fariimo culus u diray madaxda dowlada Somalia iyo Mucaaradka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u...

Somaliland oo qodobo ka soo saartay xalinta khilaafka ka taagan doorashada (Sawirro)

Golaha Wasiirada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Muuse Biixi oo Baaq jilacsan u diray Waxgaradka iyo Shacabka Laascaanood (Sawirro)

Kulan ballaadhan oo lagu gorfaynayo nabadda iyo deggenaanshaha magaalada Laascaanood baaqna loogu dirayo shacabka reer Laascaanood ayaa maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland,...

Bishaaro Bishaaro” Walaalkeyga Qurba Jooga ahow baro Quraanka adigoo gurigaada Jooga

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka...

Xiliga la furayo Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera oo la shaaciyey

Saldigga Militariga ee Imaraadka Carabta  ayaa la filaya in xadhiga laga jaro bisha June ee sanadkan waxaana la filaya in halkaasi lagu rakibo qalab...

Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ka da'ay roob mahiigan ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs