Muuse Biixi & Madaxda mucaraadka Somaliland oo ka wada hadlay saddex qodob

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay...

Somaliland oo go’aano adag ka qaadatay ka hortagga cudurka Coronavirus (Akhriso)

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Bade ahna Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee diyaar-garowga iyo ka hortagga cudurka Covid-9 ayaa sheegay in maalinta berri ah la...

Muxuu Muuse Biixi ku soo arkay xarumaha Maamulka ee Magaalada Boorame? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta kormeer...

Muuse Biixi oo boqolaal shacab ah Salaada ciida kula tukaday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah...

Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood

Waxaa goor dhaweyd oo caawa ah Magaaladda Laascanood ee gobolka Sool lagu dilay Isku-duwihii Qandaraasyada Somaliland ee gobolkaas Maxamed C/llaahi Faarax (Jeeri). Dabley hubeysan oo...

Weerar culus oo lagu qaaday saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin magaalada Laascaanood

Maleeshiyaad deegaanka ah oo ka carreesan dhibaatada ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka magaalada Laascaanood ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada ku...

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...

Masuuliyiin katirsanaa maamulka Somaliland oo Musuq maasuq loo xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay masuuliyiin hore oo katirsanaa maamulka Somaliland ,kuwaa oo loo...

Muuse Biixi Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey xaaladda ay sugan...

Hargeysa oo si qurux badan looga xusay munaasabada 26-ka Juun (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu qabtay munaasabad balaaran oo loogu dabbaal-degayay 59-guurada kasoo wareegtay Markii gobolada Waqooyi xuriyada ka qaateen Dowladda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs